Golaha Awoodda Ardayga

Golaha Awoodda Ardayga Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Golaha Awoodda Ardayga, Nonprofit Organization, Burco.

ISBEDDEL dawladnimo, dhaqaale iyo bulsho u soo degaya sidii Xeedhadii reer Banii Israa'iil oo kale ma jiro!Isbedel dhank...
01/02/2022

ISBEDDEL dawladnimo, dhaqaale iyo bulsho u soo degaya sidii Xeedhadii reer Banii Israa'iil oo kale ma jiro!

Isbedel dhanka togan ah si joogto ah ayuu ugu baahanyahay Aadamuhu, wuxuuna ku yimaaddaa wadarta jiritaanka (1)garasho ama baraarug tebaya oo tilmaamaya isbedel in loo baahanyahay iyo nooca isbedel ee loo baahanyahay, iyo (2)xulashada cidda ugu habboon ee baahidaa isbedel dabooli karta ama dhaqaaq fiican u samayn karta dhankiisa.

Biyo meel godan bay isugu tagaan ee isbedelka ugu ballaadhan uguna dhaw dhamaystirnaan waa isbedelka ay dhasho DAWLADNIMADA hesha HOGGAAN ku HABBOON.

Hoggaanka dawladaha dimuqraadiga ahi wuxuu ka yimaaddaa doorasho dadwayne, dadwaynaha ayaana xula cidda ay aayahooda nololeed ku aaminayaan, oo dabcan noqonaysa cid aqoon, xirfad iyo waayo aragnimo u leh shaqada loo cuganayo, misana leh hufnaan shaqo iyo daacadnimo.

Akhriste, muwaadin, ha noqon isbedel suge ee noqo isbedel curiye, naftaadana ka bilaw isbedelka.

Address

Burco

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Golaha Awoodda Ardayga posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Golaha Awoodda Ardayga:

Share