19/03/2026
Afuri walaalka oo ka farxi
kalkiisii 5 _AAD
Ilahay mahaddi ururka ilove burao foundation
Waxa uu sannadkii 5aad oo xidhiidh Qabatay barnaamijka bisha barakaysan Ee ramadaan
Lagu afuriyo laguna Iidsiiyo dadka dan yartaa iyo dadka baahiya Gaarka qaba