Golaha Wadatashiga iyo Toosinta Jubaland

Golaha Wadatashiga iyo Toosinta Jubaland Ujeedka Golahaan Furan ayaa waxuu yahay in dadka deegaanada Jubaland helaan m

Golaha Wadatashiga iyo Toosinta Jubaland waa madal eey ku mideysan yahiin Aqoonyahaniin iyo waxgarad madaxbanaan kana soo jeedo deegaanada iyo Gobalada kala duwan ee Jubooyinka.

13/06/2025

Dr. Cabdullahi Cali oo ahaa musharaxii ogu cadcadaa oguna rajada fiicnaa ee doorashadii Axmed Madoobe boobay ee ayaa wareeysi aan caadi aheyn baxiyay kagana hadlay gogosha MD Xassan Sheeq fidiyay iyo cida ku matali karto Jubaland

“Axmed Madoobe maka Qeyb gali karo shirka mana ku matali karo waayo ma heesto sharciyad uu ku matalo dadka iyo deegaanka Jubaland”

Hassan Sheikh Mohamud Villa Somalia DarwiishTV Mahad Salad OPM Somalia Hamza Abdi Barre

13/06/2025

Address

World Vision Road
Bu'aale
25261

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Golaha Wadatashiga iyo Toosinta Jubaland posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share