08/10/2026
Arbaca, 07/10/2026, Machadka Farsamada Gacanta ee Degmada Dhahar waxaa si rasmi ah uga qabsoomay imtixaan ay u fariisteen 127 arday. Qorshaha imtixaankan ayaa ah in lagu soo saaro 70-ka arday ee ugu sarreeya, kuwaas oo ay ka faa'iideysan doonan tababarka xirfadda Beeraha.