Puntland development vocational technical education research

Puntland development vocational technical education research Ku soo dhawoow page ka PDVTE&R, nagu soo biiri wixii talooyin ah horumarinta xirfadah & farsamada.

  Kareem
18/02/2026

Kareem

Hambalyo Maalinta shaqalaha aduunkaTvet Speech TvetNecsom Technical Institute-NTIPuntland Technical Institute   PDVTE&R ...
01/05/2025

Hambalyo
Maalinta shaqalaha aduunka

Tvet Speech Tvet
Necsom Technical Institute-NTI
Puntland Technical Institute

PDVTE&R 🛠️

Shirwaynaha 7aad ee dib u eegista  waxbarashada puntland.Waa arin muhiim u ah mustaqbalka dalka iyo dhalinyarta so koray...
29/04/2025

Shirwaynaha 7aad ee dib u eegista waxbarashada puntland.

Waa arin muhiim u ah mustaqbalka dalka iyo dhalinyarta so koraysa.
waxan in badan bulshada ku boorinayna inay ku da'dalan farsamada xirfadaha.

Wasarada waxbarashada puntland waxan ka rajayn in shirkan xooga ugu wayn la saaro sidi loo heli lahaa xalka tayo la'aanta waxbarashada tooska ah iyo ta dadban.

Hano Technical University
Necsom Technical Institute-NTI
Somali STEM Society
Puntland Technical Institute

02/02/2025
  muhiim ahWaa muhiim inaynu helno xirfado kala duwan, oo ay ku shaqeyan bulshadena si loo helo wax soo-saar dhaqaale oo...
02/02/2025

muhiim ah
Waa muhiim inaynu helno xirfado kala duwan, oo ay ku shaqeyan bulshadena si loo helo wax soo-saar dhaqaale oo nolosha wax ka bedela.

Machadkan wuxu barayaa ardayda sida macdanta looga shaqeyo,oo wadata tababaro laab ah, wuxu qaadan doona arday kooban.

Hano Technical University
Necsom Technical Institute-NTI
Somali STEM Society
Puntland Technical Institute

PDVTE&R🛠️

  waxan ubaahanahay horumarinta xirfadaha ee dhalinyarada si loo helo shaqaale tayo sare leh.Hano Technical University  ...
01/02/2025


waxan ubaahanahay horumarinta xirfadaha ee dhalinyarada si loo helo shaqaale tayo sare leh.

Hano Technical University
Necsom Technical Institute-NTI
Somali STEM Society
Tvet Speech Tvet

PDVTE&R🛠️

21/01/2025


Waxan in muda ah ka hadlaynay, dhibatada ajnabiga shaqoyinka dalka loo dirsanayo iyo shirkadaha kensanaya shaqalaha.

Manta waxa soo baxaya cabashoyin badan, oo dhanka shaqoyinka ah,dhibatadu inta way ka sii balaaran karta mustaqbalka hadi an loo kenin xal-waara, oo ay iska kashadaan dawlada, hay'adaha iyo ganacstada.

PDVTE&R 🛠️
Tvet Speech Tvet
Hano Technical University
Somali STEM Society
Necsom Technical Institute-NTI

Address

Bosasso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Puntland development vocational technical education research posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share