Hussein Media

Hussein Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hussein Media, Community Organization, Bari, Bosaso.

Waa bogga Rasmiga ah ee Hussein Media Wuxuuna idiin soo gudbin doonaa waxyaabo idiin xiiso galiya, dhacdooyin, qisooyin, dhiirigalin iyo waxyaabo kale oo muhiim ah.

17/07/2026

Qarankaa mideyn kara dadka kala martabadaa.
Qarankaa Miskiin iyo mid wax haysta simi kara ...

27/06/2026

๐—ฆ๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฑ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ๐—ฒ๐—ฒ ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—จ๐—ฟ๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฃ๐˜‚๐—ป๐˜๐—น๐—ฎ๐—ป๐—ฑ (๐—”๐—ฃ๐—จ) ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ

Waxaa maanta Hotel Martisoor ka furmay shirka sanadlaha ah ee Guddoomiyeyaasha Ururka Jaamacadaha Puntland (APU). Shirkan ayaa diiradda lagu saarayaa waxqabadkii ururka ee sannadkii h**e, horumarinta hawlaha ururka, ansixinta xeerarka cusub, xoojinta cilmi-baarista, tayaynta waxbarashada, iyo arrimo kale oo muhiim ah.

๐—ฆ๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฑ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ๐—ฒ๐—ฒ ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—จ๐—ฟ๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฃ๐˜‚๐—ป๐˜๐—น๐—ฎ๐—ป๐—ฑ (๐—”๐—ฃ๐—จ) ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐ŸฒWaxaa maanta Hotel Martisoor ka furmay shi...
27/06/2026

๐—ฆ๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฑ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ๐—ฒ๐—ฒ ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—จ๐—ฟ๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฃ๐˜‚๐—ป๐˜๐—น๐—ฎ๐—ป๐—ฑ (๐—”๐—ฃ๐—จ) ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ

Waxaa maanta Hotel Martisoor ka furmay shirka sanadlaha ah ee Guddoomiyeyaasha Ururka Jaamacadaha Puntland (APU). Shirkan ayaa diiradda lagu saarayaa waxqabadkii ururka ee sannadkii h**e, horumarinta hawlaha ururka, ansixinta xeerarka cusub, xoojinta cilmi-baarista, tayaynta waxbarashada, iyo arrimo kale oo muhiim ah.

Ururka Jaamacadaha Puntland (APU) ayaa hadda ka kooban xubnahan soo socda:
1. Jaamacadda PSU
2. Jaamacadda EAU
3. Jaamacadda Red Sea
4. Jaamacadda Culuumta Caafimaadka (UOHS)
5. Jaamacadda GSU
6. Jaamacadda PUST
7. Jaamacadda Bosaso (UoB)
8. Jaamacadda GTEC

Address

Bari
Bosaso

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hussein Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Hussein Media:

Shortcuts

Share