07/08/2026
Mu’asasada Al-Minhaaj Faraca Sanaag iyo Haylaan waxay qabanaysaa Nadwo Cilmiyeed
cinwaankeedu yahay: "Daruuriyaadka Shanta ah iyo Saameyntooda ay ku leeyihiin Hagaagga Qofka iyo Bulshada."
Nadwadu waxay ka dhici doontaa Masjidka Al-Nuur ee degmada Dhahar, taariikhdu markay tahay 08–10 Agoosto 2026 Habeenimo Axad Soo galayso.
Waxaa nadwada jeedin doona Sh. Maxamed Macallin, Sh. Maxamuud Xalliike, iyo Sh. Cabdiraxmaan Bukhaari.