15/10/2026
Wacyi Foundation Oo Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Wacyi Ayaa Xadhiga Ka Jaray Ceel biyood ay ka hirgaliyeen ee .
Biyuhu Waa Barta Ay Nololi Ka Bilaabanto.
Degaanka Waxa u Horeeya ee laga Haqabtiraa Waa Biyo.
Ka Qayb Gal Oo Qod Ceel Ama Baahiyaha Badan ee Bulshada Sadaq Kuu Socota Xataa Hadaad Geeriyooto Samayso.