26/10/2022
marti qaad.
wuxuu ururka somyo idinku marti qaadayaa daahfurka barnamijka dood abuur.
kaasi oo lagu daahfuri doono doodo bulshada anfici doona insha Allah.
goobtu waa haldoor hotel
goortu waa 27/10/2022
wakhtigu waa habeenka jimce soo galayo
kasoo qaybgal wacan dhamaantiin insha Allah
somyo organization.