19/02/2026
Dhamaan xubnaha Awdal Youth Volunteers, waxay hambalyo meher wacan iyo bogaadin u dirayaan Hamse Moh'ed Nageeye iyo sawjadiisa Haliimo Muuse Dharaar oo maanta xaflada meherkoodu ka qabsoontay Magaaladda Boorama. Eebbe ha idin barakeeyo, waxaan idiinku ducaynaynaa ducadii Rasuulkeena Muxammed (SCW)
بَارَكَ اللهُ لَكُماَ وَبَارَكَ عَلَيْكُماَ وَجَمَعَ بَيْنَكُمَا فِي خَيْرٍ