Hmi Abdilahi mahamed

Hmi Abdilahi mahamed fadlan like saar page

Waa xiliga ugu layaabka badan dhamaan Noolaha oo dhan wuxuu Soo dhamaystay Foofidii maalinka oo wuxuu usocdaa Dhanka Hoy...
22/10/2025

Waa xiliga ugu layaabka badan dhamaan Noolaha oo dhan wuxuu Soo dhamaystay Foofidii maalinka oo wuxuu usocdaa Dhanka Hoygiisa midina wuxuu Joogaa faa,iido midna wuxuu Joogaa natiijo la,aan.

qalbiyada Aadamaha waxay maareeyaan dhacdooyinkan kala Duwan iyo qisooyinka murug iyo farxadba leh iyagoo ku qarinaya Dhoola cadayn iyo labis Qurxoon.

Intaad Nooshahay Natiijo Samee talaabo kastena Dhanka Rabigaa Ulaabo oo Isaga jeclow.

20/12/2024

Eng. Cabdilaahi Maxamed Qoraa ka mid ah qoraayada gobolka Awdal ayaa kamid ah martida ku casuuman Bandhigga Buugaagta Boorama kalkiisii 6aad.


Address

Borama

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hmi Abdilahi mahamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Hmi Abdilahi mahamed:

Share