Ururka Akhris-Maal

Ururka Akhris-Maal Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ururka Akhris-Maal, Nonprofit Organization, Borama.

Hadafkayagu waa in aannu diyaarinno: dhallinyaro halabuur leh, adduun araggoodu furanyahay, afkaaro curisa, aragtiyo waaweyn hindisa, hirar fogfogna hilaadiya.

25/07/2026

Xaflada Xil-wareejinta Hoggaankii h**e iyo Hoggaanka Cusub ee Ururka Akhris-maal

๐’๐€๐–๐ˆ๐‘๐‘๐Ž | ๐—๐€๐…๐‹๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐—๐ˆ๐‹-๐–๐€๐‘๐„๐„๐‰๐ˆ๐๐“๐€ ๐‡๐Ž๐†๐†๐€๐€๐๐Š๐€ ๐”๐‘๐”๐‘๐Š๐€ ๐€๐Š๐‡๐‘๐ˆ๐’-๐Œ๐€๐€๐‹Waxaa si rasmi ah u qabsoontay Xafladda Xil-wareejinta Hog...
18/07/2026

๐’๐€๐–๐ˆ๐‘๐‘๐Ž | ๐—๐€๐…๐‹๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐—๐ˆ๐‹-๐–๐€๐‘๐„๐„๐‰๐ˆ๐๐“๐€ ๐‡๐Ž๐†๐†๐€๐€๐๐Š๐€ ๐”๐‘๐”๐‘๐Š๐€ ๐€๐Š๐‡๐‘๐ˆ๐’-๐Œ๐€๐€๐‹

Waxaa si rasmi ah u qabsoontay Xafladda Xil-wareejinta Hoggaankii h**e iyo Hoggaanka cusub ee Ururka Akhris-Maal , munaasabaddan oo si heer sare ah loo soo agaasimay, laguna muujiyey qiimaha hoggaaminta, wadajirka iyo sii ambaqaadidda himilada ururka.

Waxaa xilkaa si rasmi ah ula wareegay Guddoomiyihii ๐Ÿž-๐•’๐•’๐•• ee Ururka Akhris-maal ๐‘จ๐’™๐’Ž๐’†๐’… ๐‘ต๐’‚๐’…๐’Š๐’Š๐’“ ๐‘บ๐’‰๐’†๐’†๐’Œ๐’‰ ๐‘ฐ๐’ƒ๐’“๐’‚๐’‚๐’‰๐’Š๐’Ž ๐‘ฉ๐’‚๐’Œ๐’‚๐’‚๐’,iyo Guddoomiye Ku-xigeenka ๐—ฅ๐—ฎ๐˜…๐—บ๐—ฎ ๐—ซ๐˜‚๐˜€๐—ฒ๐—ฒ๐—ป ๐—ก๐˜‚๐˜‚๐—ฟ kuwaas oo ah hoggaanka cusub ee u horseedi doona ururka kuna hoggamin doona himilooyinka iyo qorshayaasha horumarineed.

Ururka Akhris-Maal wuxuu u hambalyeynayaa hoggaanka cusub, isagoo u rajaynaya guul, hufnaan iyo hoggaan horseeda horumar iyo koboc waara.

Ugu danbeyn, ururku wuxuu si qoto dheer ugu mahadcelinayaa hoggaankii h**e dadaalkii, waqtigii iyo adeegii ay u hureen horumarinta Ururka Akhris-Maal, kuwaas oo dhaxal wanaagsan uga tegay jiilasha soo socda.

Xaflada Xil-wareejinta Hoggaankii h**e iyo Hoggaanka Cusub ee Ururka Akhris-maal.
16/07/2026

Xaflada Xil-wareejinta Hoggaankii h**e iyo Hoggaanka Cusub ee Ururka Akhris-maal.


Sawirada Bandhiga Buugga Faraha Aan La Fahmin ee ay qortay qoraa Faiza Hassen Abdilahi
11/07/2026

Sawirada Bandhiga Buugga Faraha Aan La Fahmin ee ay qortay qoraa Faiza Hassen Abdilahi



11/07/2026

Hordhaca Muuqaalka Baal-Furka Dhiganaha Furaha Aan La Fahmin.

Caawa ha moogaanina Barnaamijka: Awoodsiinta Dahsoon ee AI.Barnaamijkan waxa inoo soo jeedin doona Cabdimajiid Muxumed M...
10/07/2026

Caawa ha moogaanina Barnaamijka: Awoodsiinta Dahsoon ee AI.

Barnaamijkan waxa inoo soo jeedin doona Cabdimajiid Muxumed Maxamed, oo ka mid ah bulshada baahiyaha gaarka ah qabta, kana qayb qaadanaya faafinta aqoonta iyo dhiirrigelinta bulshada.

Kaalay oo ka faa'iidayso fursad aad ku baran karto awoodaha qarsoon ee Sirdoonka Macmalka ah (AI) iyo doorka uu ku leeyahay horumarka qofka iyo bulshada.

Ku soo qaybgal wanaagsan. Idamka Alle.







๐ŸŒน Ku Soo Dhawaada Boorama โ€“ Hoyga Aqoonta.Waxaa sharaf iyo farxad weyn noo ah inaan si kal iyo laab ah idiinku  soo dhaw...
09/07/2026

๐ŸŒน Ku Soo Dhawaada Boorama โ€“ Hoyga Aqoonta.

Waxaa sharaf iyo farxad weyn noo ah inaan si kal iyo laab ah idiinku soo dhawayno magaalada Boorama.

โœ๏ธ Qoraa Faiza Hassen Cabdilaahi
โœ๏ธ Idiris Xasan Cabdilaahi
โœ๏ธ Cabdi Haybe

Dhallintan oo inoogu marti ah magaaladeena kuna soo bandhigaya buugga "Furaha Aan La Fahmin" oo markii ugu horaysay magaaladeena Borama u dooratay qoraagu bandhiga koobaad, aynu soo camirno caawa bi'idmi lahaa.

Mar labaad, ku soo dhawaada Boorama.




09/07/2026

Caawa iyo dhiganaha Furaha Aan La Fahmin ka Soo qaybgal wanaagsan

Habeenka Jimce soo galayo iyo Baal-Furka dhiganaha "Furaha Aan La Fahmin" ee qortay qoraa Faisa Xasan Cabdulahi oo magaa...
07/07/2026

Habeenka Jimce soo galayo iyo Baal-Furka dhiganaha "Furaha Aan La Fahmin" ee qortay qoraa Faisa Xasan Cabdulahi oo magaaladeena inoogu marti ah.

๐Ÿ“Goobta : Hoolka Dawlad Hoose ee Borama

๐Ÿ‘‰ F.G waxa kar ( invition) ah oo lagaga joojinayaa ma jirto goobta. Ka Soo qaybgal wanaagsan.

Bandhiga dhiganaha Dhambaal ee sooyaalka Sheekheenii  Ismacil Maxamuud Cigaal (AHN) ayaa caawa lagu soo Bandhigayaa maga...
03/07/2026

Bandhiga dhiganaha Dhambaal ee sooyaalka Sheekheenii Ismacil Maxamuud Cigaal (AHN) ayaa caawa lagu soo Bandhigayaa magaaladeena Borama ha mooganaan ee ka Soo qaybgal wanaagsan.

๐Ÿ“Goobta : Goljano Garden
๐Ÿ•œ Goorta: 7:20 fiidnimo.

๐Ÿ‘‰F.G Karka( invition) waxaad ka helaysaa Maktabada Hilaal ee ka Soo horjeeda Masjid Harawa.



Address

Borama
51515

Telephone

+252633693181

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ururka Akhris-Maal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Ururka Akhris-Maal:

Shortcuts

Share