SRCS Borama Youth and Volunteers Department

SRCS Borama Youth and Volunteers Department Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from SRCS Borama Youth and Volunteers Department, Nonprofit Organization, Borama.

HAMBALYO & BOGGAADINBahda caafimaadka SRCs Boorama, waxaan idiin  so dirayaa hambalyo iyo bogaadin qiimo leh munaasabadd...
01/12/2025

HAMBALYO & BOGGAADIN

Bahda caafimaadka SRCs Boorama, waxaan idiin so dirayaa hambalyo iyo bogaadin qiimo leh munaasabadda Xuska Maalinta AIDS-ka Adduunka.

Maalintan weyn waxay inoo xusuusinaysaa muhiimadda:

Wacyigelinta bulshada,

Ka hortagga HIV/AIDS,

Daryeelka iyo taageerada dadka la nool xanuunkan,

Iyo in aynu mar walba ilaashanno caafimaadkeena iyo midka bulshada.

Dadaalka aad ku jirtaan ee ku aaddan badbaadinta bulshada, wacyigelinta jiilka cusub, iyo u istaagidda caafimaad qof walba uu helo — waa mid lagu faano oo mudan in la xuso mar kasta.

Waxaan idiin rajaynayaa guul, jacayl shaqo, iyo in Allah idin barakeeyo hawsha quruxda badan ee aad u hayaan bulshada.

Hambalyo SRCs Boorama!
Isku duubni, wacyi & caafimaad ayaa guusha horseeda.

24/08/2024

Xoojinta dhalinyarada iyo Mutadawicinta si ay u hogamiyan dhisida bulshoyin adkeysi leh oo badbaado leh

Xoojinta dhalinyarada iyo Mutadawicinta  si ay u hogamiyan dhisida bulshoyin adkeysi leh oo badbaado leh
24/08/2024

Xoojinta dhalinyarada iyo Mutadawicinta si ay u hogamiyan dhisida bulshoyin adkeysi leh oo badbaado leh

21/06/2024

Ololaha Nadafada E malria

22/03/2024

Qaabka ìsticmalka falaxalka haboon waa sidan

20/03/2024

Ka Fejignow Khatarta Cafimad E ka Dhalata Cudurka Dacun caloledka
Ku maydh gacmahaga biyo ama samun

16/03/2024

SRCS BORAMA YOUTH AND VOLUNTEERS DEPARTMENT.DUFCADII 18 EE WAX QORIS AQRIS IYO XISAABTA KA QALIN JABISEY / .2024

Address

Borama

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SRCS Borama Youth and Volunteers Department posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share