06/11/2025
Tacsi
انا لله و انا اليه راجعون (كل نفس دائقة الموت)
Ururka Bahda ururka horumarinta bulshada ee kaahiye waxa ay tacsi tiiraanyaleh I dirayaan WLL c/qaadir Maxamed shire iyo dhamaan qoyska uu ka baxay Aabbe Maxamed shire.
"Ilaahay qabriga haw waasiciyo beer beeraha janada ahna hawga dhigo"