Jimciyatu Duyuur Alkhayr Page

Jimciyatu Duyuur Alkhayr Page Jimciyatu Duyurul Khayr Waa Jimciyad ka Shaqaysa Caawinta Dadka Danyarta ah ee Inagu Dhexnool iyo kor uqaadida Dacwada Islaamka kana shaqo gasha Borama

Barnaamujka Ciidsii walaalkaa sanadkii 12aad ee ay Jimciyatu Duyuur Alkhayr  fuliso ilaahay fadligiisa. Alaha Ka farxiyo...
28/03/2025

Barnaamujka Ciidsii walaalkaa sanadkii 12aad ee ay Jimciyatu Duyuur Alkhayr fuliso ilaahay fadligiisa.
Alaha Ka farxiyo cidii Ka farxisay caruurta yaryar oo ay ugu horeeyaan Saw Organisation oo ah dhalinyar Ku bahoobay inay Ka farxiyaan caruurtaasi.

Alxamdulilaah waxaa si habsami leh inoogu socda barnamujkii afuri walaalkaa sanadkii 11aad.Waan u ducaynaynaa cidkasta o...
14/03/2025

Alxamdulilaah waxaa si habsami leh inoogu socda barnamujkii afuri walaalkaa sanadkii 11aad.
Waan u ducaynaynaa cidkasta oo Ka qayb qaadatay oo ay ugu horeeyaan walaalaha ururka bildhaanta dumarka Switzerland.

26/02/2025

Hadii aad soomayso adigoo haysta afurkii iyo cashadii waxa Jira dad soomaya iyagoon haysan waxay Ku afuraan, walaal Nala afuri dadkeena aan haysan afurka oo Ka qayb qaado barnaamuka afuri walaalka ee ay Jimciyatu Duyuur Alkhayr Page Ku afuriso dadkeena baahan.
Afuri walaalkaa sanadkii 11aad.

Address

Borama_Somaliland
Boorama

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jimciyatu Duyuur Alkhayr Page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share