Ururka Bildhaan

Ururka Bildhaan Kusoo dhawoow boga rasmiga ah ee Ururka dhalinyarada bildhaan waa urur shaqeeya arimaha bulshada,
Xaruntiisu tahay boorama Somaliland.

πŸ“šβœ¨ BANDHIGA BUUGGA HIIL-SAMO βœ¨πŸ“šKa soo qayb gal wanaagsan bandhiga buugga qiimaha badan ee HIIL-SAMO β€” buug ka hadlaya to...
08/02/2026

πŸ“šβœ¨ BANDHIGA BUUGGA HIIL-SAMO βœ¨πŸ“š

Ka soo qayb gal wanaagsan bandhiga buugga qiimaha badan ee HIIL-SAMO β€” buug ka hadlaya toosinta iyo tarbiyaynta nafta, kuna hagaya jidka guusha iyo horumarka shakhsiga.

🎀 Qoraa: Filsan Cabdiraxman Cige
πŸ—“ Taariikh: 12/2/2026
πŸ“ Goobta: Hoolka Sahan Books – Hargeysa
⏰ Waqtiga: 7:00 PM

πŸ’¬ β€œDhibku waa cashar samirkuna waa furaha guusha.”

Ha moogaanin fursaddan qaaliga ah! Kaalay, la kulan qoraaga, hel saxiixa buugga, kana faa’iidayso aqoon iyo dhiirrigelin noloshaada wax ka beddeli karta.

πŸ‘‰Fadlan ku Soo biir group WhatsApp oo Lifaaqa ( link) hoose ku dhuffo. https://chat.whatsapp.com/BUSvMQlX5n12iK02Lkz8tG?mode=gi_t





01/01/2026

Waxa aannu uhamuun qabnaa in aannu helno Boorama maktabadd laga hago oo dhalinteedu maktabadda kasoo ogaal qaataan. Waxa aad nagu ogaataan, garashada, sariigashada, ogaal kobcinta, naqdinta toolmoon, fikirka haboon, falka san, niyadda suuban, akhriska aayatiinka leh iyo jihaynta jiilka cusub.


hambalyo  Ururka Akhris-Maal  🎈🎈🎈πŸ₯°
31/12/2025

hambalyo Ururka Akhris-Maal 🎈🎈🎈πŸ₯°

30/12/2025

Ururka Bildhaan wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhiggiisa Akhris-Maal, oo guul weyn ka soo hooyey tartanka rugaha akhriska , Sidoo kale, maadaama final-ka tartanku weli socdo, waxaan ku boorrinaynaa dhammaan taageerayaasha iyo bulshada in ay codeeyaan inta ay saacadaha furan yihiin, si guusha loo dhamaystiro.
Ururka Akhris-Maal πŸ‘
https://www.facebook.com/share/p/1DPTfiBWrG/

Waxa dhawaan magaalada Boorama lagu soo bandhigi doonaa buugga Hiil-samo oo ay qortay qoraa Filsan Clraxmaan.Bulshada wa...
27/11/2025

Waxa dhawaan magaalada Boorama lagu soo bandhigi doonaa buugga Hiil-samo oo ay qortay qoraa Filsan Clraxmaan.

Bulshada waxa aanu ugu baaqaynaa in ay kasoo qaybgalaan bandhigga buugga oo dhawaan la shaacin doono goorta iyo goobta uu qabsoomayo.

Ururka Bildhaan
#2025

TOMORROW..... πŸ™‹πŸ§''muwaadin inta qashinka kuu jiro ayuu cudurkana ku jiraa ''.Kaalay Nala qurxi magalaada. oo nagala qayb...
26/11/2025

TOMORROW.....
πŸ™‹πŸ§''muwaadin inta qashinka kuu jiro ayuu cudurkana ku jiraa ''.

Kaalay Nala qurxi magalaada.
oo nagala qayb gal ololaha nadaafada khamiislaha

Ururka Bildhaan

Shir-weynihii Lix Biloodka ee Ururka Bildhaan ayaa malintii isniinta si guul leh u qabsoomay.Shirka waxaa lagu soo bandh...
26/11/2025

Shir-weynihii Lix Biloodka ee Ururka Bildhaan ayaa malintii isniinta si guul leh u qabsoomay.

Shirka waxaa lagu soo bandhigay horumarka ururka, qorshaha cusub, iyo soo dhaweynta xubnaha cusub ee nagu soo biiray.
Sidoo kale waaxyaha ururka ayaa mid mid u jeediyey warbixinahooda lixdii bilood ee lasoo dhaafay, iyagoo soo bandhigay hawlihii ay qabteen iyo caqabadihii la soo gudboonaaday.

Dhamaantood kadib, Guddoomiyaha Ururka Bildhaan, Khadar Arab Muse, ayaa shirka soo xiray isaga oo sharaxay qorsheyaasha lixda bilood ee soo socda, kuna dhiirrigeliyey dhammaan xubnaha in ay door muuqda ka qaataan fulinta qorshahan cusub.

Bildhaan Organization
Bulsho Dhisan β€’ Isbeddel Waara
Ururka Bildhaan

24/11/2025

inta kuu hadhay ayaad Waxsoosaar yeelan kartaa !

Ururka Bildhaan

Address

Borama
Buramo Boorama

Telephone

+252637330995

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ururka Bildhaan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Ururka Bildhaan:

Share