SOYCA Youth Community Association -Berbera

SOYCA Youth Community Association -Berbera SOYCA is local youth organization based in Berbera, Somaliland.

20/07/2025

"Human Trafficking is Organized Crime – End the Exploitation,"

06/07/2025

"The greatest dishes are very simple"

06/07/2025
18/06/2025

"Kufsiga ha la joojiyo ... Af iyo adin toona ha ku taageerin kuwa xadgudubka sameeyay".

" Stop Sexual Violence .... Do not support abusers with your words or your actions".

Kufsigu maaha dambiga dhibbanaha. Waa dambiga xadgudbaha.
Ma aha wax laga aamuso. Haddii aad aamusto, waxaad taageertay gardarrada.
Codkaaga ku garab istaag dhibbanayaasha. Ha noqon mid ka mid ah kuwa aamuska ku taageera dambiga.

❌ Kufsiga ha la joojiyo!

Sexual assault is never the victim's fault — it's the abuser’s crime.
Silence is not neutral. Silence is support for violence.
Speak up for victims. Don’t be part of the silence that protects abuse.

❌ Stop sexual violence now!

🎉 Maalinta Caruurta Afrika – 16ka JuneMaanta oo kale, SOYCA waxay si weyn u  xusaysaa Maalinta Caruurta Afrika – maalin ...
16/06/2025

🎉 Maalinta Caruurta Afrika – 16ka June

Maanta oo kale, SOYCA waxay si weyn u xusaysaa Maalinta Caruurta Afrika – maalin loo dabaaldego codka, xuquuqda iyo geesinimada caruurta Afrika. Maalintani waxay ina soo xasuusinaysaa dhacdadii murugada lahayd ee Soweto 1976, maalintaa oo caruurtu u istaageen inay helaa waxbarasho cadaalad ah.

🎗️ Gaar ahaan, SOYCA waxay u jeedinaysaa dareen gaar ah caruurta baahiyaha gaarka ah leh (special needs) ee ku nool Somaliland.
Caruurtaas waxay mudan yihiin: ✅ Fursad waxbarasho oo loo habeeyay baahidooda
✅ Taageero bulsho iyo mid caafimaad
✅ Ka qaybgal firfircoon oo nolol tayo leh
✅ In aan la takoorin ee la garab istaago

🤲 Carruurta baahiyaha gaarka ah leh ma doonayaan naxariis keliya – waxay u baahan yihiin fursad iyo garab istaag dhab ah. Waa waajib bulsho iyo sharaf in aynu u hiilino, una abuurno jawi ay ku kobcaan kuna riyoodaan.

SOYCA waxay aaminsan tahay in carruur walba – ha ahaado mid xanuunsan, arag la’, maqalla', naafo ah ama leh baahi gaar ah – uu leeyahay awood uu dunida wax uga beddelo haddii la siiyo taageero ku filan.

🌍 Horumarka Afrika wuxuu ku bilowdaa marka aan xuquuqda u sinnaano – gaar ahaan caruurta la hilmaamay.


01/06/2025

Decision = قرار

09/04/2025
2025
09/01/2025

2025

Address

Berbera

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SOYCA Youth Community Association -Berbera posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share