07/04/2025
Gudoomiyaha ururka horumarinta iyo kor u qaadista arimaha bulshada ee Aayo-dhawr Organization Hamse Maxamed Saleebaan ayaa xafiiska guud ee ururka ku qaabilay maamulka haayadda xaquuqul iinsaanka ee gobolka Saaxil oo wada shaqayn la leh ururadada arimaha bulshada.
Isuduwaha Hay'adda xaquuqul iinsaanka garyaqaan Sahal iyo gudoomiyaha ururka ayaa shirka ka hadlay oo yidhi...... See more