Action For Resilience & Communities

Action For Resilience & Communities Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Action For Resilience & Communities, Nonprofit Organization, Beledweyne.

π—–π—œπ—œπ—— π—ͺπ—”π—‘π—”π—”π—šπ—¦π—”π—‘ πŸŒ™βœ¨Maamulka ARC (Action for Resilience & Communities) waxay hambalyo u dirayaan dhammaan ummadda Muslimiin...
19/03/2026

π—–π—œπ—œπ—— π—ͺπ—”π—‘π—”π—”π—šπ—¦π—”π—‘ πŸŒ™βœ¨

Maamulka ARC (Action for Resilience & Communities) waxay hambalyo u dirayaan dhammaan ummadda Muslimiinta, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed, munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga.
Waxaan Alle ka baryeynaa in ciiddaan ay noqoto mid keenta nabad, caafimaad, farxad iyo horumar waara.
Sidoo kale, iney noqoto fursad aynu ku xoojino midnimada, is-caawinta iyo wadajirka bulshada.

π—–π—œπ—œπ—— 𝗠𝗨𝗕𝗔π—₯π—”π—ž πŸŒ™πŸ€

18/02/2026

Ramadan kariim

πŸ’Hambalyo Aroos wacan🀩 HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO . Asroos wacan gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax. Waxan maalint...
01/03/2024

πŸ’Hambalyo Aroos wacan🀩

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO . Asroos wacan gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax. Waxan maalintooda farxada la qeybsanayaa saaxibkey Abukar buruw mumin iyo marwadiisa Ruqiyo ibraahin macow manta meherkooda ka dhacay magaalada Beledweyne wxn leyahay wada jira nabad gala β€πŸ‘

27/01/2023

Waa kuu diyaar iyo qiimo dhimis

Mqdaxweynaha dowlad goboleedka hirshabele Cali guudqawe xuseen ;haloo gurmado Dadkii Ku hanti&naf waayey qaraxyadii kadh...
07/10/2022

Mqdaxweynaha dowlad goboleedka hirshabele
Cali guudqawe xuseen ;haloo gurmado Dadkii
Ku hanti&naf waayey qaraxyadii kadhacay Beledweyne"waxaa baba'ay guud ahaan
Xafiisyadii umadda loo gu adeegayey iyo hantidii dadka, waa arin qaran oo heer state kaweey".

Hantidii shacabka soomaliyeed wuu lawareegay xasan sheikh
23/05/2022

Hantidii shacabka soomaliyeed wuu lawareegay xasan sheikh

15/05/2022
25/03/2022

Xaqiiqdii manta waxa jira

24/03/2022

Address

Beledweyne

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Action For Resilience & Communities posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share