Hiil Hablo

Hiil Hablo HIIL HABLO waa Urur U taagan Horumarinta iyo Badbaadinta Gabdhaha Koonfurta Soomaaliya. Hadafkiisana waa Rumeynta xikmada
gabar waxbaraty waa bulsho waxbaraty.

05/04/2023

Xijaab 🥰 Quruxda waa Xijaabka Gabdhaheena🙏🏾

والطيبات للطيبين، والطيبون للطيبات 🥀Hadii aad wanagsan tahay. Waxaad heleysaa qof wanagsan 🍁🌹
16/01/2023

والطيبات للطيبين، والطيبون للطيبات 🥀

Hadii aad wanagsan tahay. Waxaad heleysaa qof wanagsan 🍁🌹

Sidee u qurux badan tahay in qof noo soo bandhigo shay dhab ah, haba yaraatee, xataa haddii uu yar yahay, sida helitaank...
15/01/2023

Sidee u qurux badan tahay in qof noo soo bandhigo shay dhab ah, haba yaraatee, xataa haddii uu yar yahay, sida helitaanka sawirkan oo kale, ama xitaa farriin na ogeysiinaysa muhiimada iyo jiritaan la'aanta jirta haddii aynaan kasoo farcamin dadkeenii xirfadaha lahaa, dhoobooyinka qadiimiga ah inooga tagey iyo farshaxamada sudhan gidaarada. Sida qof si lama filaan ah nagu soo booqday dunidan dareennay in qalbigoodu nagu dhacayo, dhammaan arrimahan oo dhami waxay nagu reebayaan saameyn qoto dheer, faahfaahinta maalinteena, waxay hagaajiyaan niyaddayada waxayna ka muuqdaan muuqaalkeena, waxyaabaha daacadda ah ee ka soo baxa xaggood ayaa qurxiyey nolosheena, way adkaysi badnaayeen, way dadaal badnaayeen, mid kasta kartidiisa ayuu kusoo bandhigay taariikh, suugaan iyo ilbaxnimo. Tamarteenna jacayl yagaa beerka ku dhex beera raja weyn oo ah ubax marna engegin, naxariista ku soo degta xilliga baahideenna iyo gacanta ay inagu dhegaan ayeeydeen iyo awoogeen, ina xajiyaan si ay inoogu yidhaahdaan iyada oo aan xanaf lahayn. "Waan kula joogaa" Waxay dib u soo noolaynaysaa dhalaalkeenna dhallinyarnimo, waxa ay inala wadaagaan sheekooyin siaan u degno. Dulqaadka ayey baraan nafteena, si lamid ah masuuliyad iyo dadaal way inoo dardaarmaan.

Alle ha u naxariisto intooda dhimatey. Kuweenna nool dambigooda alle ha dhaafo ❤️

08/08/2022

M.A Aragti aad u qurxoon

05/06/2022

Ahna Gudoomiyaha ayaa Sharaxaad ka Bixinaysa Caqabadaha ka Haysta Gabdhaha In ay Sii Wataan Waxbarashadooda

31/05/2022

Asli Adan Abdi Ahna Gudoomiyaha ayaa Sharaxaad ka Bixinaysa Caqabadaha ka Haysta Gabdhaha In ay Sii Wataan Waxbarashadooda

Sawir Jamac ah Gabdhaheena Maanta inagala soo qeyb galay Doodii ahayd SIDEE LOOGU GUDBI KARAA CAQABADAHA GABDHAHA KA HAY...
26/05/2022

Sawir Jamac ah Gabdhaheena Maanta inagala soo qeyb galay Doodii ahayd SIDEE LOOGU GUDBI KARAA CAQABADAHA GABDHAHA KA HAYSTA WAXBARASHADA IN SII WATAAN?
📸Janaay HD

Qaar ka mid ah Ka Soo qeybgalyaasha Doodii Maanta Fikradooda Dhiibanya SIDEE LOOGU GUDBI KARAA CAQABADAHA GABDHAHA KA HA...
26/05/2022

Qaar ka mid ah Ka Soo qeybgalyaasha Doodii Maanta Fikradooda Dhiibanya SIDEE LOOGU GUDBI KARAA CAQABADAHA GABDHAHA KA HAYSTA WAXBARASHADA IN SII WATAAN?
📸Janaay HD

Daadiyayaashii Dooda Maante Ee SIDEE LOOGU GUDBI KARAA CAQABADAHA GABDHAHA KA HAYSTA WAXBARASHADA IN SII WATAAN?📸Janaay ...
26/05/2022

Daadiyayaashii Dooda Maante Ee SIDEE LOOGU GUDBI KARAA CAQABADAHA GABDHAHA KA HAYSTA WAXBARASHADA IN SII WATAAN?
📸Janaay HD

Martida Makaroofanka Doodii Maanta ee SIDEE LOOGU GUDBI KARAA CAQABADAHA GABDHAHA KA HAYSTA WAXBARASHADA IN SII WATAAN?📸...
26/05/2022

Martida Makaroofanka Doodii Maanta ee SIDEE LOOGU GUDBI KARAA CAQABADAHA GABDHAHA KA HAYSTA WAXBARASHADA IN SII WATAAN?
📸Janaay HD

Qaar ka mid ah Ka soo qeyb galayaashii DOODA Maanta Ciwaankeedu ahaa SIDEE LOOGU GUDBI KARAA CAQABADAHA GABDHAHA KA HAYS...
26/05/2022

Qaar ka mid ah Ka soo qeyb galayaashii DOODA Maanta Ciwaankeedu ahaa SIDEE LOOGU GUDBI KARAA CAQABADAHA GABDHAHA KA HAYSTA WAXBARASHADA IN SII WATAAN?
📸Janaay HD

 Beri galab ayuu ka dhici doonaa Jaamacada Ganaany Universty Magaalada Baydhabo Waxaa inoo sharaf ah in aad inaga soo qe...
25/05/2022


Beri galab ayuu ka dhici doonaa Jaamacada Ganaany Universty Magaalada Baydhabo
Waxaa inoo sharaf ah in aad inaga soo qey gasho gabar weliba Danaynaysa, wax shuruud ahna kuma xirna waa Fikir Is Weydaarsi
U share Gareey Asxaabtaada

Address

Baydhabo
252

Telephone

252616934980

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hiil Hablo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Hiil Hablo:

Share