Baidoa Youth Hub

Baidoa Youth Hub Empowering Youth Building Futures through Education and Connections.

Dhammaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan dhalinyarada reer Baydhabo, waxaa laga wada dareemayaa farxadda munaasabadda ...
30/06/2025

Dhammaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan dhalinyarada reer Baydhabo, waxaa laga wada dareemayaa farxadda munaasabadda 65-guurada xornimada.

Baidoa Youth Hub waxay qayb muhiim ah ka tahay dadaallada lagu horumarinayo hal-abuurka iyo ilbaxnimada dhalinyarada si loo gaaro mustaqbal ifaya oo barwaaqo ah.

Waxaan ku faraxsanahay in aan soo dhaweyno wafdi heer sare ah oo uu horkacayo Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada & Cayaar...
29/06/2025

Waxaan ku faraxsanahay in aan soo dhaweyno wafdi heer sare ah oo uu horkacayo Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada & Cayaaraha ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Salman Cali, oo ay wehliyeen Wasiir ku-xigeenka iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda.

Wafdiga waxaa ka mid ahaa wakiillo ka socday Safaaradaha Norway iyo Netherlands, iyo sidoo kale masuuliyiin ka socday hay’adaha UN-Habitat, UNDP, iyo IOM.

Intii ay booqanayeen xarunta, wafdigu waxay la yeesheen kulan miro-dhal ah oo looga hadlay horumarinta dhalinyarada Koonfur Galbeed. Wasiirka ayaa si qoto dheer uga warbixiyey xaaladda dhalinyarada iyo qorshayaasha istiraatiijiga ah ee Wasaaraddu u dejisay si loo horumariyo lana taageero dhalinyarada gobolka.

Waxaan si kal iyo laab ah ugu mahadcelineynaa dhammaan bahwadaagta taageerada iyo iskaashiga ay nagu garab taagan yihiin dadaallada horumarinta dhalinyarada Soomaaliyeed.



We were honored to host a high-level delegation led by the Minister of Youth and Sports of South West State, Hon. Salman Ali, accompanied by the Deputy Minister and the Director General of the Ministry.

The visit included distinguished representatives from the Embassies of Norway and the Netherlands, along with officials from UN-Habitat, UNDP, and IOM.

During the visit to our center, the delegation engaged in meaningful discussions on promoting youth development in South West State. The Hon. Minister provided a comprehensive briefing on the current challenges facing youth and shared the Ministry’s strategic plans aimed at empowering and uplifting young people across the region.

We sincerely appreciate the continued support and collaboration of our partners in advancing the youth agenda in Somalia.



📢 DAAHFURKA MASHRUUCA DHIIRIGELINTA DHALINYARADAMagaalada Baydhabo waxaa si rasmi ah looga furay Mashruuca Balaadhinta M...
16/06/2025

📢 DAAHFURKA MASHRUUCA DHIIRIGELINTA DHALINYARADA

Magaalada Baydhabo waxaa si rasmi ah looga furay Mashruuca Balaadhinta Madaniga iyo Dhiirigelinta Dhalinyarada, oo lagu fulinayo xarunta Baidoa Youth Hub iyadoo lala kaashanayo Somali Peace Line

Munaasabadda waxaa ka qayb galay Wasiirka Dhalinyarada Koonfur Galbeed Mudane Salman Cali, Agaasimaha Guud Mudane Qaasim Sheikh Axmed, iyo masuuliyiin kale.

Mas’uuliyiintu waxay dhalinyarada ku booriyeen inay ka faa’iideystaan fursadaha mashruucu bixinayo si ay door muuqda uga qaataan horumarinta bulshada.



📢 LAUNCH OF YOUTH EMPOWERMENT PROJECT

The Civic Expansion and Youth Empowerment Project was officially launched in Baidoa, implemented at Baidoa Youth Hub in collaboration with Somali Peace Line.

The event was attended by the South West State Minister of Youth and Sports, H.E. Salman Ali, Director General Qaasim Sheikh Ahmed, and other officials.

Speakers encouraged youth to benefit from the project’s opportunities and actively contribute to community development.

🌙 Ciid Wanaagsan 🌙Baidoa Youth Hub waxa ay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed, Muslimiinta c...
05/06/2025

🌙 Ciid Wanaagsan 🌙

Baidoa Youth Hub waxa ay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed, Muslimiinta caalamka, gaar ahaan dhallinyarada reer Baydhabo, munaasabadda barakaysan ee Ciidda Carafo awgeed.



🌙 Eid Mubarak 🌙

On the blessed occasion of Eid al-Adha, Baidoa Youth Hub extends its warmest greetings and sincere congratulations to the Somali people, Muslims around the world, and especially the youth of Baidoa.


CIID WANAAGSAN!Xarunta Dhalinyarada Baidoa waxay ummadda Soomaaliyeed iyo Muslimiinta kale ee caalamka la wadaagaysaa ha...
31/03/2025

CIID WANAAGSAN!

Xarunta Dhalinyarada Baidoa waxay ummadda Soomaaliyeed iyo Muslimiinta kale ee caalamka la wadaagaysaa hambalyada iyo bogaadinta munaasabadda barakeysan ee Ciidul-Fidriga.



Address

Baidoa
Baydhabo

Telephone

+25261744120

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baidoa Youth Hub posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Baidoa Youth Hub:

Share