07/09/2026
π HAMBALYO IYO BOGAADIN ππ
Hambalyo aan la soo koobi karin ayaan kuu dirayaa maanta, munaasabadda qiimaha badan ee aad ku gaartay guusha jaamacadeed. ππ
Dadaalkii aad bixisay, dulqaadkii aad muujisay iyo caqabadihii aad ka soo gudubtay waxay maanta kuu noqdeen guul aad ku faanto.
Waxaan kuu rajaynayaa in guushan ay noqoto bilowga guulo ka sii waaweyn, albaabada fursaduhuna ay kuu furmaan, aqoonta aad kasbatayna ay kuu noqoto iftiin aad mustaqbalka ku gaarto meel sare. πΉβ¨