Deegaan Development Organization

Deegaan Development Organization Deegaan development organization (DEDO) is a local non-profit, non-governmental organization

20/03/2026

Farxad ku ciida caruurey
Hussein Sheikh Mohamud
READO Somalia
GREDO Somalia
Save the Children in Somalia

20/03/2026

Dareenka gabdhaha nasiib ka u heley dharka ciida .

Qaybta 3-aad , Ciidsiinta Carruurta Agoonta ahAlxamdulillaah, mar kale Eebbe wuxuu inoo suurta geliyay inaan dharka ciid...
20/03/2026

Qaybta 3-aad , Ciidsiinta Carruurta Agoonta ah

Alxamdulillaah, mar kale Eebbe wuxuu inoo suurta geliyay inaan dharka ciidda ku wareejinno 12 gabdhood oo agoon ah, kuwaas oo ku nool qaar ka mid ah kaamamka ku yaalla duleedka magaalada Baidoa.

Tani waa qayb ka mid ah dadaallada joogtada ah ee lagu farxad gelinayo carruurta danyarta ah, si ay ula wadaagaan farxadda maalinta ciidda.

19/03/2026

Luul Hassan Isack ayaa u mahadcelisay dhammaan intii nagala qayb qaadatay biyo siinta dadka danyarta ah intii lagu guda jiray bisha barakeysan ee Ramadaanka.

Alxamdulillaah, waxaan si guul leh u soo gabagabeynay mashruucii biyo dhaaminta, kaas oo ay ka faa’iideysteen in ka bada...
19/03/2026

Alxamdulillaah, waxaan si guul leh u soo gabagabeynay mashruucii biyo dhaaminta, kaas oo ay ka faa’iideysteen in ka badan 34 kaam oo barakacayaal (IDPs) ah.

Waxaan si weyn ugu mahadcelinaynaa dhammaan intii kaalin ka qaadatay hirgelinta mashruucan, gaar ahaan mas’uuliyiinta heer federaal iyo heer dowlad-goboleed, iyo sidoo kale muhsiniinta gacanta ka geystay gaarsiinta biyaha dadka danyarta ah.

Dadaalkan wadajirka ah wuxuu muujinayaa qiimaha iskaashiga, naxariista iyo garab istaagga bulshada, taas oo door muhiim ah ka qaadatay yareynta baahida biyaha ee ka jirtay kaamamka.



18/03/2026

Ciidsiinta caruurta agoonta ah waa tallaabo muujinaysa naxariis, midnimo iyo wadajir, taas oo muhiim u ah dhisidda bulsho isku duuban
Rabi ajer hakasiiyo qof walba oo kaalin nagala qaatey.

Mar kale waxaan dharka ciida gaarsiinay ku dhowaad 30 caruur oo agoon ah , waxaana u mahadcelinaynaa qof walba oo garab ...
18/03/2026

Mar kale waxaan dharka ciida gaarsiinay ku dhowaad 30 caruur oo agoon ah , waxaana u mahadcelinaynaa qof walba oo garab nagu siiyay ka farxinta caruurta agoonta ah oo ugu horeeyaan qaar ka mid ah madaxda dowladada kgs iyo lateliye sare madaxweynaha dhanka dastuurka mudne Hussein Sheikh Mohamud



18/03/2026

Guddoomiye Hindiyo, oo ah guddoomiyaha kaamka Adable-ede, ayaa ka hadashay dareenkeeda ku aaddan barnaamijka ciidsiinta carruurta agoonta ah. Waxay sheegtay in ay si weyn ugu faraxsan tahay farxadda la gaarsiiyey carruurtaan .

Sidoo kale, waxay uga mahadcelisay dhammaan cid kasta oo ka qeyb qaadatay barnaamijkan, maadaama uu door weyn ka qaatay farxad gelinta iyo garab istaagga carruurta nugul.

17/03/2026

Maanta waxaa inoo suurta gashay in 31 aad, aan gaarsiino Kaamamka ku yaala duleedka magaalada Baydhabo
#

15/03/2026

Kelimadii Gudomiye Saciida Mohamed Nor oo ka jeedisay munaasabadda ciidsiinta caruurta danyerta ah. Waxayna si gaar ah ugu mahadcelisay sanater Hussein Sheikh Mohamud oo ka dambeeyay ciidsiinta caruurta .

15/03/2026

L*l oo ka mid ah madaxda sare Dedo organization ayaa si wayn ugu mahadcelisay Hussein Sheikh Mohamud oo ka dambeeyay ciidsiinta caruurta agoonta ah .Save the Children in SomaliaGREDO Somalia

14/03/2026

Hani Mohamed, oo ah Program Manager, ayaa kelmad mahadcelin ah ka jeedisay munaasabadda ciidsiinta carruurta agoonta ah. Waxay si weyn ugu mahadcelisay Lataliyaha Madaxweynaha JFS, mudane Hussein Sheikh Mohamud, oo ka dambeeyay hirgelinta barnaamijkan ciidsiinta, isla markaana door muhiim ah ka qaatay farxadda maanta gaartay carruurta.

Address

Berdaale
Baydhabo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Deegaan Development Organization posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Deegaan Development Organization:

Share