24/08/2025
Gudoomiyaha ururka SOSWEYDO Organization mudane Mohamed Ismail Adan ayaa hambalyo udiray dhamaan ardeyda gudubtay imtixaanka dowlada somali.
Si gaar ah gudoomiyaha ayaa u hambalyeeyey dhamaan ardeyda top 10ka kasoo galay imtixaanka qaranka si gaar ah ardeyda dowlada kgs kaalmaha h**e kasoo galayimtixaankaDowlada.