Southwest somalia youth development organization

Southwest somalia youth development organization Southwest youth developnment org. is an independent non-governmental and non-profit civil society org

SOSOYDO attended the East African Community Conference ( ) held in Mogadishu on 7–8 October.Our CEO, Iman Abdirahman Abd...
09/10/2025

SOSOYDO attended the East African Community Conference ( ) held in Mogadishu on 7–8 October.

Our CEO, Iman Abdirahman Abdi, Participated the first panel on Somalia’s journey toward full integration into the East African Community (EAC). The discussion explored the legal frameworks, institutional readiness, and economic dimensions of Somalia’s integration process.

Panelists included Dr. Abdisalam H. Omar, Presidential Special Envoy for the EAC; Mohamed Isak Fatir, Director General of EAC Affairs at the Ministry of Foreign Affairs; Lee C. Sorensen, Team Leader / Senior Expert, Support to EU–Somali Dialogue on Investment and Trade, Cowater International; Björn Richter, GIZ Cluster Coordinator for the East African Community (EAC); and Dr. Felix Otieno Odhiambo, Lecturer at the Kenyatta University in Nairobi, Kenya.

09/10/2025
08/10/2025
Second day for EACON 2015 in Mogadishu Somalia.
08/10/2025

Second day for EACON 2015 in Mogadishu Somalia.

Guuleyso guula garab kaaga ha ahaado 👊
02/10/2025

Guuleyso guula garab kaaga ha ahaado 👊

28/09/2025
26/09/2025

Horumarinta Dhalinyarada waa hawsheena.

Gudoomiye Ibrahim iyo Gudoomiye Garaad Guuleysta✅✅

Mogadishu,Sabti iyo Axad,30-31/August/2025,Shir weynaha Ururada Bulshada.Ururka Horumarinta Dhalinyarada Koonfur Galbeed...
03/09/2025

Mogadishu,Sabti iyo Axad,30-31/August/2025,Shir weynaha Ururada Bulshada.

Ururka Horumarinta Dhalinyarada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka mid noqdey Ururadii lagu casuumey Shir weynahii Ururada Bulshada.

Ururka SOSOYDO, waxaan shirkan uga qeyb galey islamarkaasna ku matelaayey Madixii h**e eed Sharci dejinta Ururka Sheikh Ibrahim Abdiladhif Mohamed isagoona halkaas ka jeediyey kel madiisa kaga aadaneyd Shirka.

Ajendaha Shirka oo sanakaad ahaa sidii loo xiijinlahaa awoodaha iyo nidaamyada wada shaqeeyneed ee dhammaan Ururada Bulshada si loo helo awood mideeysan oo Bulshada Soomaaliyeed lagu gaarsiin karo adeegyada ay u baahan yihiin.

,

Sabti 30/August/2025👏👏Hambalyo Hambalyo Hambalyo 👏 👏  Ururka Horumarinta Dhalinyarada Koonfur Galbeed Soomaaliya waxaa u...
30/08/2025

Sabti 30/August/2025

👏👏Hambalyo Hambalyo Hambalyo 👏 👏

Ururka Horumarinta Dhalinyarada Koonfur Galbeed Soomaaliya waxaa uu halkaan Hambalyo diiran uga darayaa Labada masuul ee kala ah Marwo Caa'isha Nuur Yarow iyo Mudane Axmed Xasan Nuur asna loo magacaabay Gudoonka
Dhalinyarada Deegaanka Lafoole.

Hambalyo 👏👏👏

Ilaahey ha idinku asturo xilka la idin igmadey🤲

26/08/2025
✍️👏✍️Hambalyo Hambalyo Hambalyo ✍️✍️👏Ururka Horumarinta Dhalinyarada Koonfur Galbeed Soomaaliya waxaa uu Hambalyo hawada...
24/08/2025

✍️👏✍️Hambalyo Hambalyo Hambalyo ✍️✍️👏

Ururka Horumarinta Dhalinyarada Koonfur Galbeed Soomaaliya waxaa uu Hambalyo hawada u mar siinayaa 10-ka Arday ee kaalmaha ugu sarreysay ka gashay Imtixaanka Qaranka Sannad dugsiyeedka 2024/2025.

Wuxuuna ilaahey uga baryey in uu gaarsiiyo guulo hor leh.

Congratulations ✍️👏✍️👏👏👏✍️👏👏👏✍️👏

Address

Afar Irdoodka
Baydhabo

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252619320187

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Southwest somalia youth development organization posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Southwest somalia youth development organization:

Share