Isku xirka Midowga dhalanyarada beesha luwaay

Isku xirka Midowga dhalanyarada beesha luwaay Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Isku xirka Midowga dhalanyarada beesha luwaay, Community Center, Baydhabo.

بسم الله الرحمن الرحيماولا السلام عليكم ورحمةلله وبركاتةBacda salaam waxaan halkan halmapyo uga direyna waziirka wazaara...
22/07/2023

بسم الله الرحمن الرحيم
اولا السلام عليكم ورحمةلله وبركاتة
Bacda salaam waxaan halkan halmapyo uga direyna waziirka wazaarada amniga gudaha dowlad Goboleedka KGS
Waziir Hassan Abduqadir
Waxaana kuleeyahay Allah hakula garab Galo waziir xilka laguu magacaabey
Insha Allah waxaana rajeyneyna inaad meel fcn aad Gaarsiintooda wazaarada laguu magacaabey aadna tahay Ruux kasoo Bixi Karo howlaha horyaala Alle waxaan kuu weydiineyna inuu Kula garab Galo howsha noqo midkii lagu deyda
Guul ayaan kuu rajeyneyna
Wabillahi Towfiiq

Kulankii maanta iyo wax yaalaha looga Hadley waxaa kamid ahaa1. Shaacinta xubnaha la shaqeyn doono gudomiyaha iyo  kuxig...
19/07/2023

Kulankii maanta iyo wax yaalaha looga Hadley waxaa kamid ahaa
1. Shaacinta xubnaha la shaqeyn doono gudomiyaha iyo kuxigeenkiisa.
2. Isku xirka iyo mideynta dhalinyarada
3. U gargaarida dadka dhibaateysan
4.wax barista dhalinyarada waxbarasho la,aanta ah

كل عام وانتم بخير
27/06/2023

كل عام وانتم بخير

Baydhabo: 27/6/2023  Gudoomiyaha ururka dhalanyarada beesha luwaay mudane nuur deerow iimaan   Gudoomiye ku xigeenkiisa ...
27/06/2023

Baydhabo: 27/6/2023

Gudoomiyaha ururka dhalanyarada beesha luwaay mudane nuur deerow iimaan Gudoomiye ku xigeenkiisa mudane abdi ladhiif Mohamed iyo qaar kamid ah dhalinyarada ayaa waxay deeq dhar ah gaarsiiyeen qaar kamid ah ilmaha danta yar ee ku nool kaamamka ku yaala magaalada baydhabo xili barina ciid tahay

kuwaas oo ay ku jiraan dad danyar oo aanan awoodin in ay ciidsiiyaan ilamahooda iyo kuwo kale oo aqoon ah

Qaar kamid ah waalidiinta kaamamka ku nool ayaa aad uga farxay deeqadan lasoo gaarsiiyey ayagoo u mahadceliyey gudomiyaha iyo xubnihiisa

Wabillahi tiwfiiq

inaa lillahi wa inna ileyhi raajicunWaxaa magaalada Baydhabo gaar ahan bay Reginal hospital ku geeriyooday  Sheikh Ali m...
27/06/2023

inaa lillahi wa inna ileyhi raajicun
Waxaa magaalada Baydhabo gaar ahan bay Reginal hospital ku geeriyooday Sheikh Ali musdhaf (kaloob)waxaan halkan tacsiyo tiinraayo leh uga direyna dhamaan reer Shekh Ali Musdhaf anagoon Kala saarey waxaan idin leenahay aabe Allah ha unaxriisto qabrigiisana Allah ha uwaansiciyo adinkana Allah ha idin qalbi qaboojiyo kitaabkiisana gacanta midig Allah hakasiiyo anagaana gadaashii Allah Nama fidneeyo

Kulan soo dhoweyn ah oo ay sameeyeen dhalanyarta beesha luwaay ayaa waxaa lagu dhiiro galinayey gadoomiyaha ururka dhala...
25/06/2023

Kulan soo dhoweyn ah oo ay sameeyeen dhalanyarta beesha luwaay ayaa waxaa lagu dhiiro galinayey gadoomiyaha ururka dhalanyarada beesha luwaay G.Nuur deerow Iiman iyo Gadoomiye kuxigeenkiisa Dr.Abdilatif Mohamed Moktar ayaa lagu qabtay magaalada baydhabo kaa oo ahaa kulan dhiiro galin iyo taageero iskugu jirey inta kadib waxaa hadal lasiiyey Gadoomiyaha ururka dhalanyarada beesha luwaay G.nuure deerow Iiman asagoo kamahad celiyey kulan Kan quruxda badna ee ay soo qaban qaabiyeen dhalinta beesha luwaay Sido kale G.kuxigeenka ayaa asna kahadlay goobta wuxuu mahad celin iyo buraarujin iskugu darey dhalanyarada iyo qabdhaha soo qaban qaabiyey kulankaa Gadoomiyaha iyo Gadoomiye kuxigeenkiisa
intaa kadib ayey kubooriyeen dhalanyarada beesha luwaay in ay ka fogaadan wax waliba oo keeni Kara Kala qeybsanaan ayna Ka fogaadan wax waliba oo dadnimadeena wax u dhimi Kara
hadafkeenu waa mid hiigsigeenu waa guul i.a
Wabillahi Towfiiq

Shir ay soo qaban qaabiyeen gadoomiyaha dhalanyarada beesha luwaay Nuur deerow Iiman  iyo Gadoomiye kuxigeenkiisa Abdila...
24/06/2023

Shir ay soo qaban qaabiyeen gadoomiyaha dhalanyarada beesha luwaay Nuur deerow Iiman iyo Gadoomiye kuxigeenkiisa Abdiladhif Mohamed Moktar ayaa kadhacay magaalada baydhabo kaa oo ay kaqeyb galeen madaxda besha shirka ayaa inta uu socdey waxyaalaha looga Hadley waxaa kamid ahaa
1-isku xirka dhalanyarada
2-in ay Iska warhayaan midkooda xanuun San iyo Kan caafimaadka qaba
3-in ay is caawiyaan ha noqoto wax barasho caafimaad xag nololeed midba midka kale ee uu wax ku dhaamo
4-in ay ka fogaadan wax kasta oo wax udhimi Kara wadajirka bulshadeena
5-ugu dambeyn waxaan soo dhoweyneynaa gadoomiyaha dhalanyarada beesha luwaay iyo Gadoomiye kuxigeenkiisa waxaana idin leenahay hormar waara noqda kuwii kashaqeeya hor marka iyo wanaaga beesha.
Wabillahi Towfiiq

23/06/2023

Address

Baydhabo

Telephone

+252616980097

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Isku xirka Midowga dhalanyarada beesha luwaay posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Isku xirka Midowga dhalanyarada beesha luwaay:

Share