Bargaan Education and Society Contact Association - BESCA

Bargaan Education and Society Contact Association - BESCA BESCA waa naadi kakooban dhalinyarada kasoo jeedo deegaanka Bargaan, wax qabadkuna waa in kor loqada iskuxirka iyo wadashaqynta bulshada

Waxaan Tacsi tiiraanyo leh udireynaa siguud bulshada reer Bargaan iyo sigaar ah dhamaan reer Xaaji Yuusuf Rooble geeridi...
30/05/2026

Waxaan Tacsi tiiraanyo leh udireynaa siguud bulshada reer Bargaan iyo sigaar ah dhamaan reer Xaaji Yuusuf Rooble geeridii kutimid allaha unaxariistee Adeer Xaaji Yuusuf Rooble.

Nabadoonka waxa uu kaalin muhiim ah ugu jiray bulsho weynta reer Bargaan, waxaan leenahay sabar iyo iimaan alalha kasiiyo reerka asigana janada allaha ka waraabiyo, Aamiin Aamiin

Isbuucaan Ciid weyneeda ah, Jadwalkaaga dhanka Sabaha siduu noqon lahaa hadii aad Bargaan joogi laheyd? ๐Ÿ˜„๐Ÿช๐Ÿ‘‹Meeqo meel ay...
27/05/2026

Isbuucaan Ciid weyneeda ah, Jadwalkaaga dhanka Sabaha siduu noqon lahaa hadii aad Bargaan joogi laheyd? ๐Ÿ˜„๐Ÿช๐Ÿ‘‹

Meeqo meel ayaa ka safan laheyd iyo sida ay kuugu kala h**eeyen lahaayeen nala wadaag!

Ciid Wanaagsan
26/05/2026

Ciid Wanaagsan

Maalmihii lasoodhaafay muuqaaladii dhaqanka iyo nolosha ๐——๐—ฒ๐—ด๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ku saabsanaay ee aan soodhignay Page ka meelaha ...
26/05/2026

Maalmihii lasoodhaafay muuqaaladii dhaqanka iyo nolosha ๐——๐—ฒ๐—ด๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ku saabsanaay ee aan soodhignay Page ka meelaha ugu badan ee laga daawaday waa Muqdisho, Neroobi oo Kenya ah iyo magaalada 3aad oo noqotay Baydhabo๐Ÿซก

Baydhabo Janaay, Siin Salaamni๐Ÿคโค๏ธ

25/05/2026

Sida dhiisha looga cugo Degmada Bargaan, kahor inta aanan caanaha lagu lisin.
๐Ÿ“ฝTiktok/ Bargaan

22/05/2026

Falkada waxa ay kamid tahay waxa ay Degmada Bargaan caanka ku tahay, 30 ki kobood waa hal dhambal?

Waligaa masameysay ama ku seexatay Falko ?
๐Ÿ“ฝTiktok/ Bargaan

Maanta waxa ay ku beegantahay ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ ๐—”๐—ฑ๐˜‚๐˜‚๐—ป๐—ธ๐—ฎ (International Tea Day) Degmada Bargaan marka lajoogo waxaa caadi ...
21/05/2026

Maanta waxa ay ku beegantahay ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ ๐—”๐—ฑ๐˜‚๐˜‚๐—ป๐—ธ๐—ฎ (International Tea Day)

Degmada Bargaan marka lajoogo waxaa caadi ah in subaxa h**e qofkasto uu cabo 2 koob oo shaax ah, Kan 1aad waa in uu ahaado Bigeys, halka kan 2aadna yahay Cadeys lagu cadeeye inta badan Caano Eri.

2di koob ee lacabi jiray waaga markuu baryo ma uxiistay? Nalawadaag fikirkaaga.
Jimco Wanaagsan, Shaax iyo Sheeko

Waxaa maanta oo ah 18 ka May aduunka looga dabaal dagaa Maalinta Madxafyada Caalamka.Degmada Bargaan waxa ay u baahantah...
18/05/2026

Waxaa maanta oo ah 18 ka May aduunka looga dabaal dagaa Maalinta Madxafyada Caalamka.

Degmada Bargaan waxa ay u baahantahay madxaf lagu keydiyo taariikhda Degmada sida, agabka la isticmaalo, sidii Biyaha looheli jiray kahor ceelasha iyo wax kastoo deegaanka Taariikh uleh.

Bargaan ma ubaahanyahay Madxaf? Fikirkaaga nala wadaag.

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด 15-ka May โ€” Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดMaanta waa maalin qiimo weyn ugu fadhida qalbiga dhallinyarada Sooma...
15/05/2026

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด 15-ka May โ€” Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Maanta waa maalin qiimo weyn ugu fadhida qalbiga dhallinyarada Soomaaliyeed; maalin xusuus, midnimo, iyo himilo xambaarsan. Waa maalin aynu ku maamuusno halgankii iyo geesinimadii dhallinyaradii SYL ee na baray in waddaniyad, wadajir, iyo karti ay horseedi karaan xorriyad iyo horumar.

Waxaan hambalyo diirran u dirayaa dhammaan dhallinyarada Soomaaliyeed, gaar ahaan Dhallinyarada Reer Bargaan oo mar kasta muujiyey isku duubni, ixtiraam, iyo dadaal ku wajahan horumarka bulshada. ๐Ÿค

Kulankii ay galabta yeesheen dhallinyarada reer Bargaan qayb ka mid ah oo ku saabsanaa xuska maalintan qiimaha leh iyo is-xog-waraysiga wuxuu ahaa mid muujiyey in ay jiraan dhallinyaro leh fikir fog, himilo sare, iyo qalbi u taagan horumarinta deegaankooda iyo dadkooda. โœจ

Dhallinyarooy, idinkaa ah iftiinka berri, idinkaa ah rajada bulshada, idinkaa ah cududda isbeddelka. Aan mideysnaano, aan aqoonta kororsanno, aan ka shaqayno nabadda, horumarka, iyo mustaqbal qurux badan oo aynu wada leenahay. ๐Ÿ’ช

Guul iyo barwaaqo ayaan u rajaynayaa dhammaan dhallinyarada Soomaaliyeed, gaar ahaan dhallinyarada reer Bargaan. ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ๐Ÿ™







12/05/2026

Gayigoo Barwaaqaa!
Goormaa kuugu dambeyse?

Isbitaalka Bargaan oo u dabaal dagaayo maalinta Kalkaalisada Aduunka.
12/05/2026

Isbitaalka Bargaan oo u dabaal dagaayo maalinta Kalkaalisada Aduunka.

Address

Bargaan

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bargaan Education and Society Contact Association - BESCA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share