05/02/2025
Golhaaji foundation waxaa ay idinla wadaageeysaa mirihii ka soo baxay da'daalkii ay gelisay Degmada Waradhuumale, waxaa xusid mudan in Degmadaaani aysan wax hormar iyo adeeg bulsho ah ka jirin ka hor intaan Golhaaji foundation ka howl bilaabin.
Maanta waxaa ay ka hormarsantahay deegaano badan waxaana schoolkii Golhaaji hirgelisay wax ka barta arday boqolaal ah.
Shaqadaan ayaa bulshada u muujisay ineey waxqabsa karaan waxaana mardhow la xarig jari doonaa Waradhuumale General Hospital.
Sidoo kale waxaa mardhow Golhaaji foundation oo kaashaneysa bulshada deegaanka ay bilaabi doontaa Xarunta Gegmada Waradhuumale.
U diyaaar garooba ka qeyb galka dhismaha xarunta degmada.