Wadajir Project - Balanbale District

Wadajir Project  - Balanbale District Mashruuca Tabar-Wadaad Waa Mashruuc Hormarineed oo Hindisihiisa ka yimid bulshada, fulintiisa hormuud ka yihiin. Waxaana laga fulinayaa Magaada Balanbale

Mashruuca Tabarwadaag. ee Degmada Balanbale waa Mashruuc Hormarineed loogu talagalay Bulshada ku nool degmada. Mashruuca Wuxuu la gaaryahay in uu ku saleysanyahay baahida dhabta ah oo qabaan bulshada iyagoo la imaanayo hindiso waxqabadka ay u baahanyihiin isla markaana dooranaya midda ugu baahida badan. Sidoo kale mashruucu wuxuu siinayaa bulshada fursadda maamulka iyo dabagalka fulinta waxqabadk

a mashruuca si lahaansha mashruucu uu u noqdo mid bulshada dhan ka dhexeeya oo ay wada leeyihiin isla markaana wada ilaalsanayaan.

Address

Balanbal
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wadajir Project - Balanbale District posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Wadajir Project - Balanbale District:

Share