Mohamud malele gedi

Directions

Mohamud malele gedi Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mohamud malele gedi, Community Center, Baladweyne hiiran somaaliya, Balad Weyn.

25/03/2026

Rag yaraan maleh
Masha allah

19/02/2026

Shirka Villa Somalia kusoo gaba gaboobay wax umada somaliyed dan u ah allah kasoo yeeriyo

16/02/2026

“Anigu waxaan arkaa dad dhallinyaro ah oo xildhibaano ah, kuwaas oo haddii shaqadan ay ka dhammaato wadi doona mooto saddex-lugood leh.”

Senator Muuse Suudi

16/02/2026

Muuqaalka Maanta iyo xaalada Abaaraha Dalka 🥹

15/02/2026

Dowladda Turkiga oo markabkii qodi lahaa shidaalka u soo dirtay soomaaliya.

Sida uu sheegay Wasiirka Tamarta Turkiga, markabka Çağrı Bey, markabkan ayaa la filayaa inuu Soomaaliya soo gaaro 45 maalin kadib isagoo intaa ku daray in qodista shidaalka la rajeynayo in si rasmi ah u bilaabato bisha April ee sanadkan. Waxaa markabkan wehlinaya oo ilaalinaya sadex markab dagaal oo ay leeyihiin Ciidamada Badda Turkiga.

15/02/2026




14/02/2026

Sheikh abdixayi

14/02/2026

Xaalada dadka abaaraha saameeyeen ayaa kasii dareeyso waxaana soodhaw bilihii ugu.kululaa iyo Ramadaan oo isa,saaran ilaahey umadiisa raxmad barakeysan hasiiyo

Address

Baladweyne Hiiran Somaaliya
Balad Weyn

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamud malele gedi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share