Bakoolnews

Bakoolnews Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bakoolnews, Baidabo.

04/09/2026

General Shub

04/09/2026

Taliye Mahad Shub oo ka badbaaday duqayn lagu beegsaday, isaga oo dhaawac ahna laga saaray goobtii duqaynta iyo muuqaalka guriga la duqeeyay.

Khasaaraha dhimashada iyo dhaawac ee duqaynta ka dhaahay

04/09/2026

Waa Taliye Shub oo dhaawaciisa lagula tacaalayo isbitaalka Dolow.

04/09/2026

Abdifatax Mahad wiilka uu dhalay Teliye shub ayaa xaqiijiyey in General Mahad uu nabad qabo

Ali Yare Ali Warkiisa Wuu Cadyahay
03/09/2026

Ali Yare Ali Warkiisa Wuu Cadyahay

03/09/2026

Waxaa saaka magaalada Baydhabo ka qarxay dagaal, iyadoo xaaladda magaalada ay tahay mid kacsan.

02/09/2026

Haddii Al-Shabaab xiriir lala leeyahay, Xasan sheekh iyo Aadan Madoobe ayaa xiriir la leh

02/09/2026

Qandaraaskii labadii warood Warcadey iyo war Makiinay Cida Soo Qaadatey Fahad Mohamed Abukar ayaa idinka dabageynaayo Dhegeysi Wacan

02/09/2026

Ma niyad jabeyno, inta sharafteenna iyo dowladnimadeena ku soo celineyno waan dagaalameynaa”
Afhayeenka Dowladda Koonfur Galbeed, Ugaas Xasan Cabdi Maxamed

30/08/2026

Aadan Madoobe Maamulkisa wuxu shaqa ka bilabay meeshi uga dambaysay ee duqnimada sida wax loo wado ma ahaan si dowladnimo ku soconayso."

Address

Baidabo

Telephone

00252615825163

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bakoolnews posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share