Shamsul-Amal

Shamsul-Amal Waa bogga Rasmiga Ah Ee Aradada شمس الأمل Ee Abii Muusaa

🎓𝐇𝐀𝐌𝐁𝐀𝐋𝐘𝐎 𝐇𝐀𝐌𝐁𝐀𝐋𝐘𝐎 𝐇𝐀𝐌𝐁𝐀𝐋𝐘𝐎Waxaan farxada la qeysaneynaa walaalkeen Abdullkeni Zayed Ali oo ka tirsan Bahda Shamsul-Amal...
20/06/2025

🎓𝐇𝐀𝐌𝐁𝐀𝐋𝐘𝐎 𝐇𝐀𝐌𝐁𝐀𝐋𝐘𝐎 𝐇𝐀𝐌𝐁𝐀𝐋𝐘𝐎
Waxaan farxada la qeysaneynaa walaalkeen Abdullkeni Zayed Ali oo ka tirsan Bahda Shamsul-Amal
Waxaan leenahay walaal Cilmigaad baratay Ilaaheey hakugu anfaco
Congratulations 🎓🎓🎓🎓🎓🎉🎉🎉🎉🎊🎊🎆🎇🎆

مبروووووك ألف مبروووووك

🙏😍

20/06/2025
𝐉𝐔𝐌𝐂𝐎 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐑𝐀𝐊.Maanta waa Jimcowaa maalinta uu Ilaahayku sharfay ummadda Nabi Muxammad.Aan badinno saliga iyo nabadgelyad...
20/06/2025

𝐉𝐔𝐌𝐂𝐎 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐑𝐀𝐊.
Maanta waa Jimco

waa maalinta uu Ilaahay

ku sharfay ummadda Nabi Muxammad.

Aan badinno saliga iyo nabadgelyada

Nabigeenna Muxammad

اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين.

𝐈𝐧𝐧𝐚𝐚 𝐋𝐢𝐥𝐥𝐚𝐚𝐡𝐢 𝐖𝐚 𝐈𝐧𝐧𝐚𝐚 𝐈𝐥𝐚𝐲𝐡𝐢 𝐑𝐚𝐚𝐣𝐢𝐜𝐮𝐮𝐧.waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa dhammaan Walaalaha SHAMSUL-AMAL  si gaar ...
18/06/2025

𝐈𝐧𝐧𝐚𝐚 𝐋𝐢𝐥𝐥𝐚𝐚𝐡𝐢 𝐖𝐚 𝐈𝐧𝐧𝐚𝐚 𝐈𝐥𝐚𝐲𝐡𝐢 𝐑𝐚𝐚𝐣𝐢𝐜𝐮𝐮𝐧.

waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa dhammaan Walaalaha SHAMSUL-AMAL si gaar ah REER MAXAMUUD IIMAAN, geerida naxdinta leh ee ku timid
Walaasheen SUMAYO MAXAMUUD IIMAAN.

Rabbi Naxariistii Janno haka waraabiyo. Qabrigeeda Ilaahay ha u waasiciyo, ha u nuuriyo, jannada Firdowsana ha ka waraabiyo. Gadaasheedana Ilaahay nama fitneeyo dhammaanteen.

Ilaaheey naxariistii ha siiyo, wanaaggeedana ha waafajiyo.

Rabbi samir iyo iimaan ha inaga wada siiyo.

Aamiin Aamiin.

𝗥𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗠𝘂𝗯𝗮𝗿𝗮𝗸  ❤️𝗥𝗔𝗠𝗔𝗗𝗔𝗔𝗡 𝗞𝗔𝗥𝗜𝗜𝗠.𝘄𝗮𝗮𝗻 𝗶𝗱𝗶𝗶𝗻𝗸𝘂 𝗵𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗮𝘆𝗻𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗰𝘂𝗿𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗶𝘀𝗵𝗮𝗻 𝗯𝗮𝗿𝗮𝗸𝗮𝘆𝘀𝗮𝗻 𝗲𝗲 𝗥𝗮𝗯𝗮𝗱𝗮𝗮𝗻. 𝗘𝗲𝗯𝗯𝗲 𝗮𝗰𝗺𝗮𝗮𝘀𝗵𝗮 𝘄...
01/03/2025

𝗥𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗠𝘂𝗯𝗮𝗿𝗮𝗸 ❤️

𝗥𝗔𝗠𝗔𝗗𝗔𝗔𝗡 𝗞𝗔𝗥𝗜𝗜𝗠.

𝘄𝗮𝗮𝗻 𝗶𝗱𝗶𝗶𝗻𝗸𝘂 𝗵𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗮𝘆𝗻𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗰𝘂𝗿𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗶𝘀𝗵𝗮𝗻 𝗯𝗮𝗿𝗮𝗸𝗮𝘆𝘀𝗮𝗻 𝗲𝗲 𝗥𝗮𝗯𝗮𝗱𝗮𝗮𝗻. 𝗘𝗲𝗯𝗯𝗲 𝗮𝗰𝗺𝗮𝗮𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴𝘀𝗮𝗻; 𝗰𝗶𝗯𝗮𝗮𝗱𝗮𝗱𝗮, 𝘀𝗼𝗼𝗻𝗸𝗮, 𝘀𝗮𝗹𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘀𝗮𝗱𝗮𝗾𝗮𝗱𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗱𝘂𝗰𝗮𝗱𝗮 𝗵𝗮 𝗶𝗻𝗻𝗮𝗴𝗮 𝗮𝗾𝗯𝗮𝗹𝗼. 𝗦𝗼𝗼𝗻-𝗾𝗮𝗮𝗱 𝘄𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴𝘀𝗮𝗻 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗺𝗮𝗮𝗻 𝘂𝗺𝗺𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗠𝘂𝘀𝗹𝗶𝗺𝗸𝗮 𝗮𝗵

𝐇𝐀𝐌𝐁𝐀𝐋𝐘𝐎 𝐇𝐀𝐌𝐁𝐀𝐋𝐘𝐎 𝐇𝐀𝐌𝐁𝐀𝐋𝐘𝐎 Bisha Ramadaan ayaa waxaa kaliya Ka hartay 37 Maalmood , أهلا يا رمضان.                      ...
22/01/2025

𝐇𝐀𝐌𝐁𝐀𝐋𝐘𝐎 𝐇𝐀𝐌𝐁𝐀𝐋𝐘𝐎 𝐇𝐀𝐌𝐁𝐀𝐋𝐘𝐎

Bisha Ramadaan ayaa waxaa kaliya Ka hartay 37 Maalmood ,
أهلا يا رمضان.
Alle caafimaad,nabad iyo Bash bash Hanagu gaarsiiyo
Bisha Ramadaan🌙
Amin🙏😍

16/01/2025

Marnaba ha ilaabin ducadaan.....See more

𝐇𝐀𝐌𝐁𝐀𝐋𝐘𝐎 𝐇𝐀𝐌𝐁𝐀𝐋𝐘𝐎 𝐇𝐀𝐌𝐁𝐀𝐋𝐘𝐎 Bisha Ramadaan ayaa waxaa kaliya Ka hartay 44 Maalmood , أهلا يا رمضان.                      ...
15/01/2025

𝐇𝐀𝐌𝐁𝐀𝐋𝐘𝐎 𝐇𝐀𝐌𝐁𝐀𝐋𝐘𝐎 𝐇𝐀𝐌𝐁𝐀𝐋𝐘𝐎

Bisha Ramadaan ayaa waxaa kaliya Ka hartay 44 Maalmood ,
أهلا يا رمضان.
Alle caafimaad,nabad iyo Bash bash Hanagu gaarsiiyo
Bisha Ramadaan🌙
Amin🙏😍

15/01/2025

Xaqiiqada Cilmiga badda.....See more

14/01/2025

تذكير بصيام الايام البيض لشهر رجب 1446هـ

▪︎ الاثنين : 13 رجب الموافق 13 / 1 / 2025.
▪︎ الثلاثاء : 14 رجب الموافق 14 / 1 / 2025.
▪︎ الاربعاء : 15 رجب الموافق 15 / 1 / 2025.

*الخميس : 16 رجب الموافق 16 / 1 / 2025.
سنة النبي ﷺ وترفع فيه الأعمال الى الله. _____________________________
💎وذكر فإن الذكرى تنفع المؤمنين 💎

•┈┈•◈◉❒ 📚 ❒◉◈•┈┈•

👈لقولــه صلى اللــه عليه وسلّـم:(صيامُ ثلاثــةِ أيَّامٍ من كــلِّ شَهرٍ صيامُ الدَّهــرِ، وأيَّامُ البيـضِ صبيحةَ ثلاثَ عشــرةَ، وأربعَ عشــرةَ، وخمسَ عشــرة) [صحيح النسائي].

👈وعن أَبي هُريـــرةَ ﷺ، قَالَ: (أوصانــي خليلي صلَّى اللــهُ عليهِ وسلَّمَ بثــــلاثٍ : بصيـــامِ ثلاثــةِ أيــامٍ مـــن كل شهـــرٍ)
صحيح مسلم].

👈لقوله صلى الله عليه وسلّم: (ما مــنْ عبدٍ يصــومُ يومًـــا في سبيلِ اللهِ . إلَّا باعــدَ اللهُ ، بذلكَ اليـــومِ ، وجهَهُ عن النَّارِ سبعينَ خريفًــا) [صحيح مسلم ]

👈وعن أبي ذر - رضي الله عنه - قال: قال رسول الله ﷺ : "إذا صُمتَ من الشَّهرِ ثلاثًا، فصُمْ ثَلاثَ عَشْرَةَ، وأَربعَ عَشْرَةَ، وخَمْسَ عَشْرَةَ "
*طوبى للصائمين*
تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال🤲

14/01/2025

Ku duceyso ducooyinkaan....See more

Address

Afgoye

Telephone

615422145

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shamsul-Amal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Shamsul-Amal:

Share