Xasan Axmed Shire

Xasan Axmed Shire Gudomiyaha Xiriirka Kubada-cagta Galmudug, Siyaasi iyo u-ololeeye arimaha Dhalinyarada.

The Director of Galmudug Football Association (GFA), Politician and Youth activist.

Mahadsanid mudane Madaxwaye Galmudug mida wadasocota ayaa hormuud u noqotay waqtigii aa hogaminaysay dadka Galmudug wa y...
23/04/2024

Mahadsanid mudane Madaxwaye
Galmudug mida wadasocota ayaa hormuud u noqotay waqtigii aa hogaminaysay dadka Galmudug wa yaqanan qofka xiliga adag ushaqayey wana sida ka muuqata guud ahan shacabka Galmudug.



Allaha u naxariisto Muxidiin Cabdi Muriidi ( Diinow) oo ka mid ahaa ciyaartooydii xulka Galmudug ee qaaday koobkii maamu...
09/02/2024

Allaha u naxariisto Muxidiin Cabdi Muriidi ( Diinow) oo ka mid ahaa ciyaartooydii xulka Galmudug ee qaaday koobkii maamul goboleedyada iyo gobalka Banadir. Waxaan ehelkiisa,Naftayda, ciyaartooyda, macalimiinta maamulka iyo dhamaan Dowlada shacab waynaha Galmudug uga tacsiyaynayaa geeridaas ku timid Walaalkeen Muxuyidiin.
أنا اللهً وأنا اليه راجعون

Dadkeena looma ooyee waa loo aaraa waana u araynaa Axamed Wa hadalka madaxwaynaha Galmudug   (Qoor Qoor) ee boqashadii m...
24/09/2023

Dadkeena looma ooyee waa loo aaraa waana u araynaa Axamed

Wa hadalka madaxwaynaha Galmudug (Qoor Qoor) ee boqashadii mujahid Ahmed Shakir qoyskii iyo carutii uu kabaxay marxuumku.
Mahadsanid mudane madaxwayne dhiiragalintada iyo garab istagaga mujihidiinta ku shihiiday dagalka khawarijta.

Address

Adado Road
Adado

Telephone

+252615527009

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xasan Axmed Shire posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Xasan Axmed Shire:

Share