Waaya-arag

Waaya-arag Kontaktinformation, kartor och vägbeskrivningar, kontaktformulär, öppettider, tjänster, betyg, foton, videor och meddelanden från Waaya-arag, björnbärsgården 2, Ludvika.

Horseed IF är en förening som
startade i Ludvika 2020, idag är vi
ca 90 medlemmar frän aldrarna 7-25 àr gamla med
Vi är en aktiv förening som
värderar demokrati, delaktighet, glädje, gemenskap
och allas rätt att fà vara med väldigt högt.

12/03/2023

Xiddiga kooxda Manchester United ee Casemiro ayaa qaatay kaadh casaan ah oo toos ah kulankii Southampton, iyadoo horena uu u qaatay kaadh casaan ah ciyaartii Crystal Palace, waxaanay taasi ka dhigtay ciyaartoygii ugu horreeyey ee Manchester United ah ee hal xilli-ciyaareed gudihii laba kaadh qaata t...

Kulankii maanta Finalka jiirooniga Ramadaanka
14/05/2022

Kulankii maanta Finalka jiirooniga Ramadaanka

Ciyaartii Finalka koobka Ramadaanka oo maanta noogu soo dhamaantay
14/05/2022

Ciyaartii Finalka koobka Ramadaanka oo maanta noogu soo dhamaantay

Horseed idrottsförening Ludvika Eid Mubarak.
02/05/2022

Horseed idrottsförening Ludvika Eid Mubarak.

Ciid wanaagsanMaanta iyo magaalada Ludvika sida loogaga ciiday.
02/05/2022

Ciid wanaagsan
Maanta iyo magaalada Ludvika sida loogaga ciiday.

Liverpool oo cashir udhigtay Villarreal   #
27/04/2022

Liverpool oo cashir udhigtay Villarreal

#

Karim Benzema oo caawa dhaliyaygooshii ugu quruxda badneyd Manchester City Champions League. Man.city 4 Real Madrid 3
26/04/2022

Karim Benzema oo caawa dhaliyaygooshii ugu quruxda badneyd Manchester City Champions League.
Man.city 4 Real Madrid 3

26/04/2022

16kii May 2020 koobkii Ramadaanka ee Ludvika
Abdiresak Hared oo ku qanacsan kaalinta.

Si fiican udhageyso wareysiga wuxuu rabaa inuu naga dhaadhiciyo iney koobka oo laqaado iyo kaalinta labaad iney isku mid yihiin. 😂😂😂😂

Kulanka 4aad ee jiirooniga Ramadaanka LudvikaLorensbergaskolan 16:30.Labadaan kooxood waa isku dhibco min 6dhibcood koox...
25/04/2022

Kulanka 4aad ee jiirooniga Ramadaanka Ludvika
Lorensbergaskolan 16:30.
Labadaan kooxood waa isku dhibco min 6dhibcood kooxdii badisaa waxay badan tahay iney finalka toos utagaan.
Odayaasha vs Dhaliyarada

Ramadan Kariim.

Sawiradii ciyaarihii maanta kulanka 3aad ee jiirooniga Ramadaanka 2022 ee Ludvika
23/04/2022

Sawiradii ciyaarihii maanta kulanka 3aad ee jiirooniga Ramadaanka 2022 ee Ludvika

17/04/2022

Adress

Björnbärsgården 2
Ludvika
77140

Telefon

+46704169962

Webbplats

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Waaya-arag postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Kontakta Organisationen

Skicka ett meddelande till Waaya-arag:

Dela