Midowga Ardayda Kgs Ee Sudan

Midowga Ardayda Kgs Ee Sudan Page-kaan waa page-ka rasmiga ah Ee midawga ardayda kgs Ee sudan Bulsho

Anagoo ku hadleeyna magac MAkgs ee sudan waxa aan  halkaan uga hambalyeeyneenaa  Abdirazak maazza oo difaacdey buuga lab...
10/11/2022

Anagoo ku hadleeyna magac MAkgs ee sudan waxa aan halkaan uga hambalyeeyneenaa Abdirazak maazza oo difaacdey buuga labaad ee jaamacada(master's degree).waxaan leenahay cilmigaad baratey Allah ku anfaco dhamaan ummadda.

Waxaan halkan uga tacsiyadeyneynaa dhammaan ummadda soomaaliyeed iyo eheladii uu kabaxey abwaan maxamed ibrahim warsame(...
18/08/2022

Waxaan halkan uga tacsiyadeyneynaa dhammaan ummadda soomaaliyeed iyo eheladii uu kabaxey abwaan maxamed ibrahim warsame(Hadraawi).
إنا لله وإنا إليه راجعون

جمعة كريم وصلو علي الحبيب المختار صلي الله عليه وسلم
11/08/2022

جمعة كريم وصلو علي الحبيب المختار صلي الله عليه وسلم

Midowga ardeythy KGS ee sudan wuxuu  halkan Hambalyo iyo bogaadin uga dirayaa Sagal Saman Ibrahim Ali, oo kaalinta 1aad ...
05/08/2022

Midowga ardeythy KGS ee sudan wuxuu halkan Hambalyo iyo bogaadin uga dirayaa Sagal Saman Ibrahim Ali, oo kaalinta 1aad ka gashey imtixaan-ka fasalka 8aad ee sanad dugsiyeed ka 2021- 2022.
Sidookale dhamaan 10 ugu h**eeya ee kaalmaha gashay iyo guud ahaan sanadkani ardayda ka gudubtay fasalka 8aad.
Hambalyo, tacliinti waa midda tubta iyo tabaha toosan innagu hagi karta.

Kulan sagootin ay so agaasimeen dr mustafa ali malaaga cusub iyo labadda golle ardeythy kgs ee sudan iyo qaar ka tirsan ...
05/08/2022

Kulan sagootin ay so agaasimeen dr mustafa ali malaaga cusub iyo labadda golle ardeythy kgs ee sudan iyo qaar ka tirsan aqoonyahanada oo ay ku sugootinayeen malaagii horre yahye mohamed.
Kulanka oo ka dhacay, Madhacam dimishiq.
Sagootinta oo ahayd mid ay kaga mahad naqayeen sannad kii uu hayey xilka mithowga artheyda kgs sudan, asaga oo so muujiyey dhawar adeeg iyo gudasho xileed inta uu xilka hayey.
Kulanka ayaa ugu danbeyn ku so dhamaaday farxad iyo duco la is weedaarsaday, ayaa waxa uu malaagii horre uu kula dar-daaarmay malaaga cusub iyo barbaarta in la sii wado xoojiyo xiriirka guud iyo in sida wadajira la iskaga war hayo, sidookale geediga waxbarashana la sii wado iyo hadafka guud ee loo yimid dalkani.

Barbaarta aqoonyahanada reer kgs ee sudan  ayaa u doortay Dr Mustafa Ali Abdalla. Malaaga mithowgy ardeythy koongfur gal...
05/08/2022

Barbaarta aqoonyahanada reer kgs ee sudan ayaa u doortay Dr Mustafa Ali Abdalla. Malaaga mithowgy ardeythy koongfur galbeed ee suudan.

Malaagi h**e yahye mohamed iyo dhaman labada golle ee Mithowgy ayaa hambalyo u diraya Malaaga cusub, waxaan Eebbe uga baryaynaa in uu la garab galo gudashada musuuliyada hortaala.
Mabruuk malaag Mustafa Ali Abdalla.

Labadda gole ee Mithowgy ardeythy koongfur galbeed soomaaliya, waxay hambalyo diiran u dirayaan Eng. MOHAMED SHERIF  oo ...
25/07/2022

Labadda gole ee Mithowgy ardeythy koongfur galbeed soomaaliya, waxay hambalyo diiran u dirayaan Eng. MOHAMED SHERIF oo maanta difaacday buuggiisa qalin jabinta ee heerka koowaad jaamacadda.
Eng ka wuxuu ka mid yahay aqoonyahanada soomaaliyeed ee sudan, sidokale wuxuu lafdhabar u yahay midowga ardayda kgs ee sudan.
withaay

Qaar kamid eh bar-baarta aqoonyahanka reer kgs Ee Dalka suudaan, Waxkabarta iyo Munaasibaddii Ciidal Adxa-da.Maalinta   ...
09/07/2022

Qaar kamid eh bar-baarta aqoonyahanka reer kgs Ee Dalka suudaan, Waxkabarta iyo Munaasibaddii Ciidal Adxa-da.
Maalinta
.

Midowga ardayda kgs ee sudan.wuxuu farxadda qalin-bedelashada la qaybsanayaan Dr samir afrax oo soo afmeeray  heerki kow...
07/06/2022

Midowga ardayda kgs ee sudan.
wuxuu farxadda qalin-bedelashada la qaybsanayaan Dr samir afrax oo soo afmeeray heerki kowaad ee waxbrashada jaamacadeed.

Waxaan ilaahy uga baryaynaa inuu ku anfaco cilmagga uu bartay.
Dr. Mabruuk

Warbixintani waxa ay tilmaamaysaaDallalka dadkooda ugu farxad badan yihiin. Waxaa hogaaminaya dalalka la isku dhaho Scan...
20/05/2022

Warbixintani waxa ay tilmaamaysaa
Dallalka dadkooda ugu farxad badan yihiin. Waxaa hogaaminaya dalalka la isku dhaho Scandinavian "Finland, Norway, Denmark iyo Iceland"
Dalkeenna somaliya waxa uu ku jirraa kaalinta 98.
Halka dalka martida ku nahay ee sudan ay joogto tirsiga 137.

😁
المصدر: تقرير الأمم المتحدة لسعادة العالمية

Hambalyo gudoon ka usub e'la doorathy  Mithowgy Ardeythy Koongfur Galbeed Soomaaliya Guddoomiye Cali maxamed khayre Gudd...
20/05/2022

Hambalyo gudoon ka usub e'la doorathy
Mithowgy Ardeythy Koongfur Galbeed Soomaaliya
Guddoomiye Cali maxamed khayre
Guddoomiye ku X. Hani maxamed salaad

Address

Khartoum

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Midowga Ardayda Kgs Ee Sudan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Midowga Ardayda Kgs Ee Sudan:

Share