Afro-Peace Foundation

Afro-Peace Foundation Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Afro-Peace Foundation, Community Organization, TLEMCEN, Mecca.

Maashallaah Markaad Kacbada◾️soo dawaafto oo dhagaxii janada soo taabato, aad salaad badan kusoo oogto masjidu Xaramka, ...
04/02/2024

Maashallaah

Markaad Kacbada◾️soo dawaafto oo dhagaxii janada soo taabato, aad salaad badan kusoo oogto masjidu Xaramka, Siyaarato qabrigii Nabiga SCW iyo Cali iyo Abubakar RC. Kusoo tukato labo ragcadood Mawlacii Rawda iyo Masjidu Nabawi, kusoo duceyso, Soo aragto qabuurahii saxaabada iyo shuhaadada afar faataxona kusoo tufto. Soomeeraysato ama kusoo qaxweyso albaabadii iyo barxadihii Nabiga scw iyo saxaabadu ku khalaaweynjireen.

Soo kuma ducaysatid rabow Rasuul noqon karimaaye saxaabi oo kale iga dhig..!

Rawaahu Saxaabi Yacquub Abshir

Ninka Dhuumanayow, Dhabarku muuqdow, Soo Dhuraaqi…!
07/01/2024

Ninka Dhuumanayow, Dhabarku muuqdow, Soo Dhuraaqi…!

Address

TLEMCEN
Mecca
24231

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Afro-Peace Foundation posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share