15/09/2026
Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuh dhammaan bulshada qiimaha iyo sharafta leh
Habeen danbe waxa inoo martiya aqoonyahan Ibrahim Abdulahi Ali oo ah Aasaasaha iyo Madaxweynaha β Haayβadda Australia ee Qaxootiga iyo Isku-soo Celinta Qoysaska (ARFRI)
Founder & President β Australia Refugees and Family Reunification Inc. (ARFRI).
aqoonyahanku wuxuu inoo sidaa barnaamij gaar ah oo xambaarsan aqoon, waayo-aragnimo, hoggaamin iyo adeeg bulsho.
π
arbacada 16 September 2026
β° 6:00 PM β 8:00 PM
π 109 Salisbury Street, Christchurch
Dhammaan bulsho weynta Christchurch iyo nawaaxigeeda ku nool waxaa lagu casuumayaa inay kasoo qaybgalaan kullankan.
Mahadsanidiin
Allah mahad iska leh .