ABC-Barnas best.

ABC-Barnas best. ABC is a nonprofit, nonparisan, nongovernmental community organisation that supports education for the children &adults in the countryside, streetchildren.

26/05/2018
23/05/2018

Walaal waxaan bilaabaynaa iskuulo ay wax ku bartaan caruurta Somaliyeed ee taagta daran, dhaqaalana aan unhaysan waxbarasho qaali ah, waxaan kale oo waxbaraynaa caruurta darbijiifka ah. Hadaba waxaan u baahanahay caawinaadada.

Ma haysaa computer ama Ipad aadan isticmaalin, maku deeqeeysaa in caruur ay firsad helaan haba ugu yaraatee in aad nagu caawisid caagadaha, 50kr iyo ka yarba, buug iyo qalin.

15/08/2016

Waxaan ka shaqaynaynaa badbaadinta ubadka Somaliyeed ee dagan dalka Norway iyo Somalia.

ABC ayaa maanta waxa ay la kulantay bulshada dagan magaalada Molde ee gobolka Møre og Romsdal. Waxa aan kuwada heshiinay...
15/07/2016

ABC ayaa maanta waxa ay la kulantay bulshada dagan magaalada Molde ee gobolka Møre og Romsdal. Waxa aan kuwada heshiinay in aan ka wada shaqayno mustaqabalka caruurta Somaliyeed ee joogto dalkaani iyo dalkeenii intaba.

waxaan isku dayaynaa in aan aruurino caagadaha cabitaanada laga cabo, dib u gadno, kuna caawino caruurta darbi jiifka ah ee Somalia.

Sawirkaan maxay ujeedadiisa tahay? Ma inuu canugaan geesi noqdo? Geesinimada waa in lagu dilaa ama dad dishaa.
20/03/2016

Sawirkaan maxay ujeedadiisa tahay? Ma inuu canugaan geesi noqdo? Geesinimada waa in lagu dilaa ama dad dishaa.

Somali child soldier: Canugaan yar waxaan doonaynaa inaad kaqaadno waxa uu dhabarka kuwado oo aan qalin siino.
11/03/2016

Somali child soldier: Canugaan yar waxaan doonaynaa inaad kaqaadno waxa uu dhabarka kuwado oo aan qalin siino.

06/03/2016

ABC United against ignorance waxaan ugu baaqaynaa dhamaan walaaleeheena Somaliyeed ee ku noolo Norway in ay nagu caawiyaan caagadaha cabitaana lagu soo iibiyo ee dib loo iibiyo in ay noo soo aruuriyaan nalana soo xariirnaan si aad dib ugu gadno uguna caawino caruurta Somaliyeed ee ubaahan caawinaad waxbarasho, iyo nolol

We promote the girls education.
28/02/2016

We promote the girls education.

28/02/2016

Imisa canuga ayaa subax kaste hurdo kasoo kacdo ayaga oo ogayn in ay quraac heli doonaan, qado iyo casha iskaba daa, imisa canuga ayaa ku riyoonayso in ay waxbartaan oo shaati cad iyo boorso intay qaataan doonaayo in ay iskuul aadaan, imise canuga ayaa tuugsada jidadka oo jeclaan lahaay in ay ka baxaan nolosha noocaas ah oo ay ku jiraan ayna helaan mustaqbal fiican, imisa canuga ayaa ka soo tooso meel baadiyo ah oo waligoodba maqlin buug iyo qalin, waxbarasho iyo iskuul, imisa canug ayaa gurigay nabada ku dagnaayeeen oga qaxay xabab, qarax iyo cabsi kuna nool xeryo qaxooti.

Caruurtaas wax sabab ah oo ay ku leeyihiin xaalada ay kujiraan ma jirto, sidaas wadanka ah ayay dhasheen, laakiin dadka anaga oo kale ah ee fursad u helay in ay wax bartaan ama nolol ka fiican taasi helaan, waxaa nalooga baahanyahay in aad masuuliyad iska saarno caruurtaasi, aana isku dayno inaan caawino caruurtaasi. Hal canug hadii aan caawino, siino meel uu seexdo, wax uu cuno, cabo, iskuulna u dirno, waxaan samaynay ama ku guulaysanay wax wayn, marka walaalayaal isku day meel kaste oo aad joogto inaad caawiso canug yar oo ubaahan caawinaadaaada, hadii kale nala soo xariir anaga ayaa waxaan isku dayaynaa in aan caruur badan u samayno meel ay ku noolaadaan, una bilowno fursad cusub oo nololeed.

Waxuu ahaa kulan aad u wayn oo ay ka soo qayb galeen dad kakala yimid Namsos, Overhalla iyo Grong kaas oo looga hadlaaya...
27/02/2016

Waxuu ahaa kulan aad u wayn oo ay ka soo qayb galeen dad kakala yimid Namsos, Overhalla iyo Grong kaas oo looga hadlaayay sidii caawinaad waxbarasho loogu samayn lahaa caruurta Somaliya.

27/02/2016

Adresse

Ranemsletta
7863

Telefon

40298173

Nettsted

Varslinger

Vær den første som vet og la oss sende deg en e-post når ABC-Barnas best. legger inn nyheter og kampanjer. Din e-postadresse vil ikke bli brukt til noe annet formål, og du kan når som helst melde deg av.

Kontakt Organisasjonen

Send en melding til ABC-Barnas best.:

Del