24/09/2025
Plastforsøpling er et økende problem.
Mange kaster flasker, poser og annen plast rett på bakken uten å tenke over konsekvensene.
Her er en kort informasjons video om plastforsøpling og hvordan vi kan forebygge det.
Qashinka caagga ah wuxuu noqday dhibaato sii kordheysa.
Dadka badankood waxay si khaldan ugu tuuraan qashinka caaga ah wadooyinka, iyaga oo aan ka fikirin cawaaqibta ka dhalanaysa.
Halkan waxaanu ku soo gudbinaynaa muuqaal kooban oo sharaxaya dhibaatada qashinka caagga ah iyo sida aan uga hortagi karno si wadajir ah.