Isha Development Committee

Ring Veibeskrivelse Nettsted Kontakt organisasjonen

Isha Development Committee Isha Development Committee was founded in 2003 as a result of a desperate need of education inSomalia

Dugsiga Dhummay iyo dadaalka kajira
22/09/2026

Dugsiga Dhummay iyo dadaalka kajira

WASAARADDA WAXBARASHADA WAQOOYI BARI OO SHAACISAY KALA SARREYNTA 90 DUGSI EE SANADKA 2026.
==============

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa soo saartay qiimaynta waxqabadka 90 dugsi ee sannad-dugsiyeedka 2026, taas oo muujinaysa kala sarreynta dugsiyada iyo dhibcaha ay heleen.
Tobanka dugsi ee ugu sarreeya ayaa kala ah:

đŸ„‡ 1. Shaacabka – 83.49%
đŸ„ˆ 2. Nugaal – 82.48%
đŸ„‰ 3. Khadiija Cabdi Laangadhe – 82.41%
🏅 4. Dhumay – 81.71%
🏅 5. Daarul-Waxyeen – 81.64%
🏅 6. Axmed Siciid Naalaye – 81.29%
🏅 7. Manhal – 80.42%
🏅 8. Al Qalam 1 – 80.04%
🏅 9. Ilays – 79.64%
🏅 10. Al Quddus – 79.42%

Qiimaynta ayaa muujisay in 8 dugsi ay heleen 80% iyo wixii ka sarreeya, halka 42 dugsi ay gaadheen 70% ama ka badan. Dhinaca kale, 16 dugsi ayaa helay dhibco ka hooseeya 60%.

Dugsiga Dhilaalo Primary ayaa galay kaalinta 90-aad isagoo helay 36.85%, waxaana u dhexeeya isaga iyo dugsiga kaalinta koowaad galay farqi dhan 46.64 dhibcood oo boqolkiiba ah.
Natiijooyinkan ayaa muujinaya kala duwanaanshaha waxqabadka dugsiyada, waxaana ay muhiim u noqon karaan qorsheynta taageerada waxbarasho iyo daraasaynta sababaha keenay farqiga u dhexeeya dugsiyada.
Wasaaradda ayaa qiimayntan ku soo bandhigtay saddex bog oo ka kooban kala sarreynta 90-ka dugsi ee sannadka 2026.

03/07/2026

Adresse

Presteheia 104
Kristiansand

Telefon

+4748056664

Varslinger

Bli den fÞrste som fÄr vite det: Vi sender deg en e-post nÄr Isha Development Committee legger ut nyheter og kampanjer. E-postadressen din brukes ikke til noe annet formÄl, og du kan melde deg av nÄr som helst.

Kontakt Organisasjonen

Send en melding til Isha Development Committee:

Snarveier

Del