Xiddig Organisation

Xiddig Organisation Iskuxir- Kobcin-Dhiirigelin

📢 MUXAADARO ONLINE Cinwaanka Muxaadarada:✨ Xiriirka Adiga & IlaaheySheekh:🎙 Sh. Abdixakiim Sh. Cali SuufiWaxa kale oo la...
28/08/2025

📢 MUXAADARO ONLINE

Cinwaanka Muxaadarada:
✨ Xiriirka Adiga & Ilaahey

Sheekh:
🎙 Sh. Abdixakiim Sh. Cali Suufi

Waxa kale oo la weydiin doonaa:
🌙 Su’aalaha ku saabsan riyooyinka

đź—“ Taariikh: Sabti, 06-09-2025
⏰ Saacadda:

09:00 PM Europe Time
10:00 PM Somali Time

🔑 Meeting ID: 896 8833 5650
đź”’ Passcode: 123456

âś… Registration Link:
https://us06web.zoom.us/meeting/register/0t-IYH03Sa-s3OyNsFQApA

Kasoo qeebgal wanaagsan ❤️

Kulanka “Een Avond Vol Inspiratie” – habeen xambaarsan dhiirigelin, xiriir bulsho iyo aqoon!🗓 8 June 2025🕓 4:00 PM - 9:0...
07/06/2025

Kulanka “Een Avond Vol Inspiratie” – habeen xambaarsan dhiirigelin, xiriir bulsho iyo aqoon!

đź—“ 8 June 2025
đź•“ 4:00 PM - 9:00 PM
📍 Party Centrum Jasmin, Beverwijk

Waxaad la kulmi doontaa dad dhiirrigeliya, waxaad dhageysan doontaa hadallo qalbiga taabanaya, waxaadna qeyb ka noqon doontaa bulsho horumar u taagan. ✨

Ha moogaanin! Kasoo qeyb gal wacan! đź’«

Ciid wanaagsan! Ku ciid farxad, caafimaad iyo barako adiga iyo ehelkaaga ❤️🎉
06/06/2025

Ciid wanaagsan! Ku ciid farxad, caafimaad iyo barako adiga iyo ehelkaaga ❤️🎉

Canada Tour 🇨🇦✨Goordhow Inshaa’Allah waxaan qaban doonnaa kulamo muxaadarooyin ah oo ka dhici doona dalka Canada. Waxaan...
20/04/2025

Canada Tour 🇨🇦✨

Goordhow Inshaa’Allah waxaan qaban doonnaa kulamo muxaadarooyin ah oo ka dhici doona dalka Canada. Waxaan casuumi doonnaa culumo aad jeceshihiin oo la wada sugi la’yahay.

📍 Goobaha iyo waqtiga waxaan si rasmi ah u shaacin doonnaa goordhow Inshaa’Allah.

Sponsor: .so

La soco faahfaahinta!

Muxaadaro Qiimo Badan - FinlandWaxaan si sharaf leh kugu casuumaynaa muxaadarooyin qiimo badan oo aad wax badan ka faa’i...
23/11/2024

Muxaadaro Qiimo Badan - Finland

Waxaan si sharaf leh kugu casuumaynaa muxaadarooyin qiimo badan oo aad wax badan ka faa’iidi doontid, kana dhici doona magaalooyinka Helsinki iyo Turku ee dalka Finland.

Faahfaahinta Munaasabadda

Helsinki
• Maalinta: Sabti, 30 November 2024
• Waqtiga: 16:00 Galabnimo
• Goobta: Meri-Rastilan Nuorisotalo, Jaluspolku 3, 00980 Helsinki

Turku
• Maalinta: Axad, 1 December 2024
• Waqtiga: 16:00 Galabnimo
• Goobta: Pormestarinkatu 5, 20750 Turku, Finland

Waxaa Marti inoo ah:
• Abubakar Mohammed
• Omar Mohammed

Rag iyo Dumarba waa loo furanyahay

Wixii faahfaahin dheeraad ah, fadlan eeg flyerka.
Turku Info: 00358440197822

Farxad weyn ayey inoo tahay aragtidaada!

Xiddig Organization waxay hambalyo u direysaa orodyahanka Soomaaliyeed Cabdi Nageeye oo wacdaro ka dhigay tartanka New Y...
04/11/2024

Xiddig Organization waxay hambalyo u direysaa orodyahanka Soomaaliyeed Cabdi Nageeye oo wacdaro ka dhigay tartanka New York Marathon, isaga oo matalaya dalka Holland. Cabdi Nageeye ayaa ku guuleystay ka adkaanshaha orodyahan Evans Chebet oo horey tartankan ugu guuleystay sanadkii 2022.

Cabdi Nageeye Wuxuu tusaale fiican u yahay dhalinyarada Soomaaliyeed ee Holland iyo dhamaan dhalinyarada oo dhan, isagoo muujiyay dadaal iyo adkeysi. Hambalyo Cabdi Nageeye, guulahaaga ha joogto!

Adres

Haarlem
2011LM

Openingstijden

Maandag 09:00 - 17:00
Dinsdag 09:00 - 17:00
Woensdag 09:00 - 17:00
Donderdag 09:00 - 17:00

Telefoon

+31685663617

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer Xiddig Organisation nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Contact De Organisatie

Stuur een bericht naar Xiddig Organisation:

Delen