19/09/2026
๐๐ต๐ฎ๐ด๐ฎ๐
-๐ฑ๐ต๐ถ๐ด๐ด๐ฎ ๐ซ๐ฎ๐ฟ๐๐ป ๐๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ถ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ฑ | ๐๐ฎ๐ฎ๐น๐ผ ๐ก๐ฒ๐ฑ๐ฒ๐ฟ๐น๐ฎ๐ป๐ฑ
18 September 2026, Kaalo Nederland iyo Wasaaradda Caafimaadka Puntland, ayaa si wadajir ah xarun caafimaad uga dhagax-dhigay degsiimada Caanayaskax ee gobolka Nugaal.
Xarunta oo adeegyo caafimaad siin doonta bulshada raaco-beeralayda ah ee ku dhaqan degsiimada Caanayaskax iyo miyiga u dhow, ayaa lagu samaynayaa dhisidda qaybo cusub iyo ballaarin.
Dhismaha ayaa la fulin doonaa bilaha soo socda, idamka Alle. Waxaa mashruucan fulinaysa hay'adda Kaalo Nederland, oo mar walba u taagan taageeridda adeegyada aasaasiga ee bulshada sida waxbarashada, caafimaadka, biyaha iwm.