Somali community in Mozambique

Somali community in Mozambique kusoo dhowaada pagka rasmiga ah ee bulshada somaliyeed ee kudhaqan wadanka Mozambique�

19/03/2026

EID MUBAARAK

Godoomiye  jaaliyada somliyeed ee moçambique Mudane ali Raage woxow bulshada somaliyeed ee kudhaqan moçambique iyo dhama...
19/03/2026

Godoomiye jaaliyada somliyeed ee moçambique Mudane ali Raage
woxow bulshada somaliyeed ee kudhaqan moçambique iyo dhamaan islaamkaba ugu bishaareynayaa farxada Eida
Eid mubaarak 🎊🎊

29/09/2025

🎉🎉🎉

28/09/2025

Welcome to Moçambique mudane safiir 👏👏👏👏👏
Jaaliyada somaliyeed ee ow Hogaaminayo gudoomiye A,Raage waa mahadsanyihiin soodhoweynta heerkeedu sareeyo ee safiirka usameeyeen 🫡🫡

Danjiraha JFS ee South Africa Amb.Mohamed Sheikh issak kana ah Safiir ma degane ah  Dalka Mozambiqe, ayaa hambalyo kal i...
02/08/2025

Danjiraha JFS ee South Africa Amb.Mohamed Sheikh issak kana ah Safiir ma degane ah Dalka Mozambiqe, ayaa hambalyo kal iyo laab ah u diray Godoomiya Cusub ee jaaliayadda Soomaaliyeed ee ku nool Dalka Mozambiqe mudane Ali Osman Raage oo dhawaan lagu doortay magaalada Nampula.

Danjiraha ayaa yiri “Waxaan leenahay Ali Raage Hambalyo xilka cusub ee laguu doortay ilaaheey hakula garab galo waxaa lagaa sugayaa wax qabad iyo isukeenida bulshada Soomaaliyeed anagu ka safaarad ahaan waxaan garab istaageeynaa qofkii ay soo doortaan bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkaasi Sidookale waxaan u mahadcelineeynaa maamulkii h**e oo shaqada fiican soo qabtay oo soo gaarsiiyay maanta doorasho xur ah”.
Embassy in Pretoria- South Africa

31/07/2025

Jaaliayada Somaliyeed Mocambique waa cusub baa ubaryey odoyaashii halkan soogaarsiiyey waa mahadsanyihiin
Dhaliyaradana waxaan leeyahay waa markiinii ✊✊

22/12/2024

ألسلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Hbn wangsan dhamaan somalida mocambique.
Sida aan lawada socono Beri oo kubeegan 23/12 /2024
Waxaa lagu balansanyhy in lashaaciyo natiijada Doorashadii 09 October
Lamana oga laman saadaalin karo waxa dhici doona berrito kadib shaacinta Doorashada.
Haddaba, dhammaan walaalaha Soomaaliyeed ee ku nool dalka Mozambique waxaa laga codsanayaa inay si taxadar leh u ilaaliyaan ammaankooda oo ey Digtoonaan Dheeraad ah muujuyaan .
Allaha na amaansado 🤲

06/11/2024

6/11/2024
Subax wangsan
Kwrma xlda deegaanka aad kusugantihiin waa sidee jawiga saakay?

Safaaradaha caalamiga ah oo baaq udiray dowlada iyo shacabka mocambique Safaaradaha ayaa dowlada  ugu baaqay iney ixtira...
05/11/2024

Safaaradaha caalamiga ah oo baaq udiray dowlada iyo shacabka mocambique
Safaaradaha ayaa dowlada ugu baaqay iney ixtiraamaan sharciga iyo xuriyada muwaadiniinta ✍️

05/11/2024

ASC HBN WANGSAN
Somali Community in Mozambique waxay kula wadaageysaa xogtii ugu dambeysey wadankan Mozambique iyo arimaha Doorashada .
Sidaa wada ogthiinba 9kii bishii h**e Doorasho kadhacday wadankan mocambique ayaa lashaaciyey iney kuguuleysteen Xisbigii h**e ee 60kii sano hogaaminayey wadanka dhamaan xisbiyada mucaaradka ah oo gebi ahaanba qaadacay natiijadaas ayaa maalmahaan banaanbaxyo sameynayey,

Hadaba maxaa cusub?
Taarikh 07/11/024
Oo lagu balansanyahay in lagu dhawaaqo go,aanka k**a dambeysta ah ee cida hogaamin doonta wadanka 5ta sano ee soosocto ayaa mucaaradkuna shaaciyeen iney banaanbaxyo waaweyn ee eykula wareegayaan madaxtinimada iyo madaxtooyada,
Sidaa Daraadeed dhamaan soomaalida waxaan kulatalineynaa iney foojignaadaan oo ey dhaqdhaqaaga magaladooda ey joogaan lasocdaan
Nabad ahaada 🙋✅

Endereço

Maputo

Website

Notificações

Seja o primeiro a receber as novidades e deixe-nos enviar-lhe um email quando Somali community in Mozambique publica notícias e promoções. O seu endereço de email não será utilizado para qualquer outro propósito, e pode cancelar a subscrição a qualquer momento.

Compartilhar