CARE International Som

CARE International Som CARE International is currently implementing education projects namely Waxbar Carurtaada, Horumarint
(1)

OUR APPROACH

CARE International has been providing development and lifesaving assistance across all regions of Somalia/Somaliland since 1981. Our programs go beyond meeting basic needs at the onset of an emergency to helping affected communities recover, rebuild their lives and become more resilient. In order to strengthen communities to better cope with future disasters and address persistent p

overty and vulnerability, we are implementing a variety of longer term development activities aimed at addressing the underlying causes of poverty in Somalia and Somaliland.

23/09/2025
๐—ซ๐—ฎ๐—ณ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ต-๐—ณ๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐˜…๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ๐—บ-๐—ป๐˜‚๐˜‚๐—ฐ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ฎ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐˜…๐˜‚๐—ฏ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ง๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—›๐—ฎ๐˜„๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ธ๐—ฎ:Shalay ayaay hayโ€™ada CARE International Som kag...
10/09/2025

๐—ซ๐—ฎ๐—ณ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ต-๐—ณ๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐˜…๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ๐—บ-๐—ป๐˜‚๐˜‚๐—ฐ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ฎ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐˜…๐˜‚๐—ฏ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ง๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—›๐—ฎ๐˜„๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ธ๐—ฎ:

Shalay ayaay hayโ€™ada CARE International Som kaga qeeybqaadatay xaflada daah-furka xeerka mam-nuucida naafaynta xubinta Taranka Haweenka ee Jubaland taas oo ay furtay Wasaarada Haweenka, Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka ee Jubbaland oo aan rabno in aan umahadcelino.

Munaasabadan ayaa waxaa isugu yimid qeybaha kala duwan ee bulshada, sida madaxda bulshada, masโ€™uuliyiin ka tirsan dowladda, ururada maxaliga ah, iyo hayโ€™adaha calamiga oo wada shaqaynta aan laleenahay. Waxaa inaga go'an aan meelkasta uga qeybqaadano si wadajir ah in aan ka shaqeeyno in la joojiyo gudniinka Fircooniga ah.

24/08/2025
07/08/2025

Hayโ€™adda CARE oo kaashanaysa Wasaaradda Caafimaadka JSL ayaa magaalada Ceerigaabo si wadajir ah ugu qabtay xuska Todobaadka naasnuujinta adduunka.

24/07/2025

Wasaaradda Haweenka Arimaha qoyska iyo Xuquuqul insaanka Dowlada jubbaland oo kaashanaysa Hay'adda Care ayaa deegaanka Istanbul ee waqooyiga magaalada Kismaayo ka dhagax dhigtay Xarunta Horumarinta Haweenka.

Address

Mbabane Road
Nairobi

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when CARE International Som posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to CARE International Som:

Share