Abdirashid moalim seytun

Abdirashid moalim seytun Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdirashid moalim seytun, Community Center, Juja Road, Nairobi.

14/10/2025

Maamo soo dhawaaw

14/10/2025

Quus iyo caloolyow

Madaxweyne xasan sheekh markaan armaa asiga lagu xiraa kismaayo
01/10/2025

Madaxweyne xasan sheekh markaan armaa asiga lagu xiraa kismaayo

Cagafta aan ka hortagno
26/09/2025

Cagafta aan ka hortagno

25/09/2025

Ehellada gabar ardayad ahayd oo ku dhimatay is-rasaaseyntii shalay oo dalbanaya caddaalad

25/09/2025

Garmaqal maxkamadeed

25/09/2025

warbaahinta madaxa bannaan oo ka careysan booliska soomaaliya oo dhowr jeer balamiyay kadibna uga baxay

"Barakiciye dooni meyno"Waa halku dhigga sabtidaGuryaha aan kasoo baxno inteysan cagaftu nasoo saarin
25/09/2025

"Barakiciye dooni meyno"

Waa halku dhigga sabtida

Guryaha aan kasoo baxno inteysan cagaftu nasoo saarin

25/09/2025

“Waa dhamaaday waqtigii cudud ciidaan la isku caburin jiray, shacabka iyo siyaasiyiinta isbedel doonka ee ka aragtida duwan xukumad isku bedeshay in ay shacabkii ay ayida la rabay in ay u gargaarto dhibaatada maalin walba ku hayso.

Dhalinyarada waxaan leeyahay yaan la idin qaldin h**e ayaa kuuwii h**e ay dalkaan xoog ku haysan waayeen oo ay maalin cad iska hulaaleen”.

Hirey Roble
Xoghayihii h**e ee gobolka Banadir.

24/09/2025

Aaway fiqigii lahaa car yaa qoray qaadi kara

24/09/2025

Wariyeyaashii qaraxa kasoo warami jiray xasan baa wada gatay

Af wax cunay xishoo

24/09/2025

Madaxweynaha dalka wuxuu New york u joogaa shir caalim ah wuxuu ka hadlayaa amni iyo argaxiso
Xamarna waa saan

Address

Juja Road
Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirashid moalim seytun posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share