Somali Youth Union

Somali Youth Union ( "Youth is the hope of our future.)

S.Y.U was founded in JULY 2012 "Empowered youth are the catalysts for positive change and underscores the pivotal role young people play in shaping a better future.

Winning means you’re willing to go longer, work harder, and give more than anyone else no matter to be number 2  we can ...
14/05/2025

Winning means you’re willing to go longer, work harder, and give more than anyone else no matter to be number 2 we can when we are together.

13/05/2025

We Thank GOD Somali Youth Union (S.Y.U )team for making a great performance in FKF Cup in Mombasa As S.Y.U finders We care for our young Boys we are proud of them and United is stronger than any power.

waxaad kudhufataa 10 sano oo kaliya meeqa ayaa somali uga maqan kenya wallahi waa cuqubo qaran
20/03/2021

waxaad kudhufataa 10 sano oo kaliya meeqa ayaa somali uga maqan kenya wallahi waa cuqubo qaran

Michael Barone oo Ah Qabiir Siyaasadeed oo America Kasoo Jeeda Xalayne Marti Ku Ahaa Barnaamishka Aragtida Furan ee CNN ...
18/12/2020

Michael Barone oo Ah Qabiir Siyaasadeed oo America Kasoo Jeeda Xalayne Marti Ku Ahaa Barnaamishka Aragtida Furan ee CNN Politics ayaa Sidaan Yiri:

'Kani Ma Aha Sidii Hogaamiyayaashii Somaliya ee 1990-2016 ee Danahooda Ka Hormarin Jiray Tan Qaranka, Bal Fiiri Sidii Uu Uga Gaabsaday Dagalkii Qalejka ee Qatar iyo Saudi Arabia ! Waxuu diiday $80 Milyan in lagu laaluusho hada ogoow waa wiil African ah oo diiday $80 Milyan ?

Waxuu isku keenay Ethiopia iyo Ereteria asago lasameestay Gaashaan buur ka xoog badan dhamaan kuwa kale ee Kajira East Africa.

'Sharaft Dal Waxuu Ku Dhisanyahay Waa 2 Sheey Un Ciidan Xoog leh oo ilaaliyo Madaxbanaanida iyo Dhaqaale lagu Socodsiiyo hoolaha Qaranka, bal arag markuu imaaday horay ayuu uga dhaqasqay labadaas sheey markiiba waxuu sameeyay dib uhabeen ciidan oo maanta diwaan gaashan iyo hagaajin maliyadeed taasoo ku dhaw in deenta laga cafiyo.

Mucaaradka weey baqayaan waxeeyna aaminsanyihiin haduu Farmajo soo noqdo dhamaan haayadaha qaranka dhisman kadibne isla xisaabtan imaado.

Hadaad iweediisay inuu jiro qof Farmajo hada ka guuleesan karo ' Maya iima muuqato, Dhamaan Raga latartamayo Wakuwii Sanado Ka Hor latijaabiyay misna Fashilmashay.

Mohamed Abdullahi Farmaajo waa Muraayada Somaliya ay Maanta Fiirsaneeso Hadeey Jabto Somaliya Rajadeedi Weey Jabtay Hadeey Dib Utirtiratane Waxeey Arkayaan Dhalaal iyo Iftiimo Kale oo Qurxan.

CNN Politics.

Address

Kibokoni Road
Mombasa
80100

Telephone

+254727000600

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Youth Union posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Somali Youth Union:

Share