04/06/2026
🙋♂️Wargelin.🗣
Dhammaan Macalimiinta, Ardayda Jaamacadda Iyo Aqoonyahannada Kale Waxaan Ku Wargelineynaa In Aan Qaban Doonno Kulan Weyn Oo Isugu Jira Soo Dhoweyn Iyo Ka Warbixinta Safarradii Guddoomiyaha Jaamacadda Uu Ku Tagay Dalal Kala Duwan Oo Dibadda Ah Uguna Muhiimsan Tahay Masar.
🕵♂️Waxaa Soo Jeedin Doona Sheekh Aadan Sheekh Saciid Guddoomiyaha Jaamacadda Ganaany
📃 .
📅Maalinta: Sabti
📅Taariikhda:6/6/2026.
⏰️Saacadda:3:30pm
⛺️Goobta: .
Kasoo Qeybgalkaagu Waa Inoo Muhiim.