Soomaalida Talyaaniga - Somali in Italia

Soomaalida Talyaaniga - Somali in Italia Waa page loogu talagalay in uu warbixin idinka siiyo arrimaha Sharciyada talyaaniga, fursadaha shaqo.

26/03/2026

Qaarada yurub oo maalinba maalinta ka dambeysa cunsuriyada siyaasadeed iyo ka hortaga ajaanibta sii kordhaysa.
Midowga Yurub ayaa maanta codeeyay in wadamada Yurub ay geyn karaan qaxootiga wadamo kale oo ay heshiis la geli karaan si ay u geeyaan qaxootiga ka hor inta aysan aqoonsan.

Dowladda Talyaaniga ayaa wadanka Albania ka furtay xero ay qaxootiga ku heyso ka hor inta aysan Dowladda Talyaaniga aqblin.
Xarumaha soogalootiga ee Albania, oo ay ku taal Shëngjin hotspot ee Xarunta Gjader, waxa ay shaqadeedu bilaabatay bishii Oktoobar sanadkii 2024.
Heshiiskan waxaa kala saxiixday Dowladda Talyaaniga iyo Albania bishii novembre sanadka marka uu ahaa 2023.
Ujeedada ay Dowladda Meloni ka leedahay in ay cod ku hesho, kuna xakameyso ilaa iyo 3,000 qaxooti ee kasoo gala badda Mediterranean-ka.

Ugu dambeyntii maanta Dowladdaha Midowga Yurub waxa ay u codeeyeen in ay heshiis la geli karaan dowladdo kale si ay isaga fogeeyaan ajaanibta soo galaya.
Waxaa codeysay in ka badan 380 xilibaan, halka ay kasoo horjeesteen in ka badan 205 xilibaan, waxaa codkooda ka gaabiyay 32 xilibaan.

Xuquuqda videoga waxaa iskaleh Somalis in Deutschland - Soomaalida Jarmalka

Xaalka waa xaal ee Allaah kareem

SoomaalidaTalyaaniga.

25/05/2025

Isbuuca Hidaha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed iyo halganka Guddoomiye Axmed Sheikh Ibrahim.

24/05/2025

Luubaanta Soomaaliya iyo faaidada ay leedahay!

24/05/2025

Guddoomiye Axmed Sheikh Ibrahim oo ka warbixinaya meesha uu ka keenay Aaqal Soomaaliga iyo xiliga ay fikradaa ku dhalatay.

22/05/2025

Barnaamij kale oo gaar ah kaasoo aan diirada ku saarayo Isbuuca Hidaha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed oo 3dii sano ee ugu dambeysay Magaalada Roma kusoo bandhigaysay Ururka SomaliyeyToosa Italia.
Waa kan barnaamijka oo ku baxaya Af-Soomaali iyo Talyaani.
Daawasho wacan!

22/05/2025

Asscww walaalaha ku xiran bogga Soomaalida Talyaaniga - Somali in Italia waan idin xiisayee xaalkiinu waa sidee?
Muddo dheer kadib waakan barnaamij gaar ah oo aan ugu warbixinayo gabar Soomaaliyeed oo usoo jeesatay in ay luubaanta, malmasha iyo xabagta ay ka sameyso dawooyin maqaarka iyo jirka wax u tara.
Suad M. Ali oo ah milkiilaha Shirkadda "Suad Silkroad" oo aan kula kulmay magaalada Roma ee wadankan Talyaaniga iyada oo ka qeybgalaysa Bandhiga CODEWAY EXPO oo ka furmay magaalada Roma 14kii bishan May isla markaana xirmay isla bishaan 16keeda.
Codeway Expo waxaa kasoo qeybgaleen wadamo badan oo tartan iyo soo bandhigid ugu jira wax soo saarkooda, hay’ado badan oo samafal ah iyo shirkado ayaa fikrado iyo mashaariic wanaag, fursadaha dhaqaale iyo rajada iskaashiga mustaqbalka wadamadooda soo bandhigay.
Waa tan Suad Ali ee kusoo dhawaada Dhulka Luubaanta Soomaaliyeed.

Indirizzo

Rome
00169

Orario di apertura

Lunedì 09:00 - 17:00
Martedì 09:00 - 17:00
Mercoledì 09:00 - 17:00

Notifiche

Lasciando la tua email puoi essere il primo a sapere quando Soomaalida Talyaaniga - Somali in Italia pubblica notizie e promozioni. Il tuo indirizzo email non verrà utilizzato per nessun altro scopo e potrai annullare l'iscrizione in qualsiasi momento.

Contatta L'organizzazione

Invia un messaggio a Soomaalida Talyaaniga - Somali in Italia:

Condividi