12/04/2025
Fariin kusocota dadka Qaata Jobseeker ama one parent family payment ama illness benefit.
Fadlan haka digtoonaadaan in ay bankigooda ku shubaan lacago badan ama loogu soo diro ama ay kadiraan. Waxay kaloo social welfare ka ogaan karaan dhamaan bankiyada kufuran magacaada sida revolutka credit union ka iwm. Waxay kaloo samaynkaraan dib u eegis dhamaan sanadihii aad qaadanaysay social welfare ka.
Haddii aaad suaalahooda jawaabo u weysid waxaad mutaysankartaa xarig ama xabsi iyo ganaax.
Wixii faahfaahin ah hoos ka akhriso.
Mahadsanidiin
A 50-year-old man who unlawfully claimed over €280,000 in social welfare payments has been sentenced to one-and-a-half years in jail. Source: RTE.ie https://search.app/y7No1opC1YNtjUb16
A 50-year-old man who unlawfully claimed over €280,000 in social welfare payments has been sentenced to one-and-a-half years in jail.