12/12/2025
Jaantuska sawirkan wuxuu muujinayaa in soomalidu noqotay dadka ugu badan ee iska soo dhiiba waddanka Ireland November 2025, tirada dadka is dhiibay oo aynu ka noqonay 15%.Waxaynu daaqada kala baxnay waddanka Nigeria oo saddexdii sanno ee ugu dambeeyey hogaaminayey. ( IPO Data November 2025)